{"id":22695,"date":"2015-09-30T18:28:14","date_gmt":"2015-09-30T18:28:14","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22695"},"modified":"2015-09-30T18:28:14","modified_gmt":"2015-09-30T18:28:14","slug":"maamulka-somaliland-oo-maanta-xabsiga-kasii-daayey-faniniintii-u-xirnaa-kadib-kolkii-ay-ku-waayeen-dembi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/09\/30\/maamulka-somaliland-oo-maanta-xabsiga-kasii-daayey-faniniintii-u-xirnaa-kadib-kolkii-ay-ku-waayeen-dembi\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland oo Maanta Xabsiga Kasii Daayey Faniniintii u Xirnaa Kadib Kolkii Ay Ku Waayeen Dembi"},"content":{"rendered":"

\"Xiddigaha_Geeska_660\"<\/a>Kol dhow ayey kolkii ay maamulka somaliland xabsiga u taxaabeen 4 fanaan oo barnaamij faneed u tegey magalada muqdisho, Maanta ayaa waxaa xabsiga laga sii daayey fanantii isla markaana waxaana warbaahinta la hadley gudoomiyaha kooxda xidigaha geeska.<\/p>\n