{"id":22680,"date":"2015-09-29T13:05:57","date_gmt":"2015-09-29T13:05:57","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22680"},"modified":"2015-09-29T13:05:57","modified_gmt":"2015-09-29T13:05:57","slug":"daawo-somali-bantu-ku-banaanbaxay-xasan-shiikh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/09\/29\/daawo-somali-bantu-ku-banaanbaxay-xasan-shiikh\/","title":{"rendered":"Daawo..Somali Bantu ku banaanbaxay Xasan Shiikh"},"content":{"rendered":"

\"1k\"<\/a>Jaaliyada Soomaaliyeed ee Jareer weyne(Somali Banu) oo Banaanbaxani horkacaysay ayaa waxay uga soo horjeedeen Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo isagu Xaruntaasi uga qeybgalaayo Shirka 70-aad ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n

Dadkaani ayaa Madaxweyne Xassan ku eedeynaayo inuu laalay Cadaalada dalka islamarkaana ay DF Somalia ku tumatay xuquuqdii ay Beeshu ku laheyd Dowlada.<\/p>\n

Inta uu Banaanbaxa socday ayaa waxaa Xarunta horteeda Saxaafada kula hadlay Cabdi Mude oo ah Afhayeenka Beesha Jareerweyne waxa uuna sheegay in Banaanbaxa uu yahay mid ay uga soo horjeedan Madaxweyne Xassan, waxa uuna Tilmaamay in DF ay baabi\u2019isay xuquuqda Beesha Jareer weyne.<\/p>\n

Cabdi Mude waxa uu sheegay in Cadaaladarida lagu hayo ay qayb ka tahay qaybsiga awoodda Siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n

Waxa uu sidoo kale sheegay in Banaanbaxa uu yahay mid ay Cabashadooda ku ogeysiinayaan Xubnaha Beesha Caalamka ka jooga Shirka.<\/p>\n

Dibadbaxan ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horeysay oo Soomaali ay dhigto oo ka dhaca Xarunta Qaramada Midoobay ee New York, halkaasoo uu ka socdo Shirka 70-aad ee Qaramada Midooba\"3k\"<\/a>y.\"2k\"<\/a>\"5k\"<\/a><\/p>\n

\"4k\"<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Jareer weyne(Somali Banu) oo Banaanbaxani horkacaysay ayaa waxay uga soo horjeedeen Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo isagu Xaruntaasi uga qeybgalaayo Shirka 70-aad ee Qaramada Midoobay. Dadkaani ayaa Madaxweyne Xassan ku eedeynaayo inuu laalay Cadaalada dalka islamarkaana ay DF Somalia ku tumatay xuquuqdii ay Beeshu ku laheyd Dowlada. Inta uu Banaanbaxa socday ayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22681,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/1k.jpg?fit=640%2C507","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5TO","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22680"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22680"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22680\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22681"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}