{"id":22663,"date":"2015-09-28T13:07:24","date_gmt":"2015-09-28T13:07:24","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22663"},"modified":"2015-09-28T13:07:24","modified_gmt":"2015-09-28T13:07:24","slug":"xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/09\/28\/xog-shariif-xasan-iyo-salaadiinta-digil-oo-hawiye-ka-iibiyey-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Xog:- Shariif Xasan iyo Salaadiinta Digil oo Hawiye ka Iibiyey Gobolka Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"

\"shabelaha<\/a>Warar lagu kalsoon yahay oo aynu ka helney ilo lagu kalsoon yahay oo ka mid ah maamulka Shariif Xasan diideyna in magacooda xigano ayaa waxay ku waramayaan in Shariif Xasan Sheekh Adan uu magacaabey laba gudi oo ka shaqeyn doona gobolka shabeelaha hoose ayna maamuli doonaan arimaha amniga iyo dhaqaalaha.<\/p>\n

Gudiyadan oo uu maalmaha soo socda ku dhawaaqi doona shariif xasan ayaa waxaa ay bananka usoo saarayaan warar in dhoweydba uu Shariif Xasan ka qarinayey dadka ku nool gobolka shabeelaha hoose taasi oo ku aadaneyd in guud ahaan gobolka shabeelaha hoose uu Shariif Xasan ka iibsadey beesha hawiye.<\/p>\n

Sida aan xogta ku heleyno labadan gudi ayaa kolka la isku geeyo waxaa xubno ka ah ilaa iyo 14 ruux oo u qeybsan Gudiga Amniga iyo Ciidan Ururinta ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka kooban\u00a09 xubnood halka Gudiga Dhaqaalaha iyo la Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Gobolka Shabeelaha Hoose uu ka kooban yahay 5 xubnood.<\/p>\n

Xubnaha Gudiga Amniga iyo Ciidan Ururinta ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ay kala yihiin.<\/strong><\/p>\n

1- C\/fataax Ibraahin Geesey Wasiirka Amniga Maamullka Shariif Gudoomiye ( Mirifle Leysaan\/ Geegii Mariidi Abgaal )<\/p>\n

2- Maxamed Cabdullahi Mursal Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Maamullka Shariif ( Mirifle Ashraf )<\/p>\n

3- C\/llahi Cabdi Cumar Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Maamullka Shariif( Wacdaan Hawiye )<\/p>\n

4- Axmed Xasan Faqi Wasiirka Garsoorka Maamullka Shariif ( Gare\/Samaale )<\/p>\n

5- Cali Nuure Siyaad Gudoomiye Kuxigeenka Amniga G\/Shabelaha Hoose Maamullka Shariif ( Cayr Habargidir Hawiye )<\/p>\n

6- C\/qaadir Nuur Caraale Wasiirka Dib u Hishiintiinta iyo Arimaha Dastuurka Maamullka Shariif ( Murursade Hawiye )<\/p>\n

7- Cali Adan Isaaq Taliyaha Nabadsugida 3da Gobol Maamullka Shariif ( Gare\/Samaale )<\/p>\n

8- Maxamed Abukar Jacfar Taliyaha Nabadsugida Gobolka Shabeelaha Hoose Maamulka Shariif isla Markaana ahaan jirey Gudoomiyahii Degmada Howl wadaag xiligii\u00a0Taarzan\u00a0( Hawiye Murursade )<\/p>\n

9- C\/llahi Muuse Abuukar Wasiirka Gargaarka iyo Daryeelka Naafada Maamullka Shariif ( Biyamaal\/Dir )<\/p>\n

Xubnaha Gudiga Dhaqaalaha iyo la Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Gobolka Shabeelaha Hoose wexey kala yihiin.<\/strong><\/p>\n

1- C\/qaadir Nuur Caraale Wasiirka Dib u Hishiintiinta iyo Arimaha Dastuurka Maamullka Shariif Gudoomiye ( Murursade Hawiye ) Isla markaana xubin ka ah Gudiga Aminiga<\/p>\n

2- Axmed Xasan Faqi Wasiirka Garsoorka Maamullka Shariif ( Gare\/Samaale ) Isla markaana xubin ka ah Gudiga Aminiga<\/p>\n

3- C\/llahi Cabdi Cumar Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Maamullka Shariif ( Wacdaan Hawiye ) Isla markaana xubin ka ah Gudiga Aminiga<\/p>\n

4- Eng C\/rashiid Axmed Maxamed Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Maamulka Shariif ( Sheekhaal Hawiye )<\/p>\n

5- Xuseen Cali Xaaji Wasiir ku Xigeenka Arimaha Gudaha iyo Dowlaha Hoose Maamulka Shariif ( Biyamaal\/Dir )<\/p>\n

sida ka muuqata xogta aynu helney ayaa waxey cadeyneysaa in beelaha digil ee gobolka shabeelaha hoose dega isla markaana ah beelihii loogu yimid gobolka in haba yaraatee aysan xubno ku laheyn maamulka cusub ee uu u dhiibiyey Shariif Xasan masuuliyada gobolka shabeelaha hoose ayadoo dhanka kalana magacaabista labadan gudi ay raali ka yihiin salaadiinta beelaha digil oo kala ah:- suldaanka beesha beesha Begedi, Suldaan Buube Cabdulle Buube, Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame Ibraahin Caliyow, Suldaanka Beesha Tuni Suldaan xeydar Suldaan Suufi, Suldaanka Beesha Shanta Caleemood Suldaan Siidoow Maadooow, iyo Suldaanka Beesha Galedi Suldaan Cusmaan Axmed Cabdi<\/p>\n

Sidoo kale xogta aynu heleyno ayaa waxaa ay ku wareymeysaa in Shariif Xasan Sheekh Adan magacaabista gudiga uu kala tashtey xubnaha baarlamaanka federalka iyo golaha wasiirada ugu jiro belaha dega gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan beesha digileed.<\/p>\n

Talaabadan lagu iibiyey gobolka shabeelaha hoose oo u muuqata mid aysan u kala harin Salaadiinta, Xildhibanada, Wasiirada, iyo xubno xildoon ah oo kasoo jeeda beelaha digil.<\/p>\n

Si kastoo loo dhigaba talaabadan uu qaadey Shariif Xasan ayaa waxaa ay la mid tahay talaabadii Cabdiqaasin Salaad Xasan sanadka markuu ahaa 2000 uu Yusuf Indho Cade oo ay isku beel ahaayeen uu gacanta ugu geliyey gobolka shabeelaha hoose sidaasi si la mid ahna sanadka markuu ahaa 1973 gobolka shabeelaha hoose uu Maxamed Siyaad Bare gacanta ugu geliyey C\/risaaq Maxamed Abuubakar oo ay isku beel ahaayeen maantana xaalka waxaa uu taagan yahay Shariif Xasan Sheekh Adan gobolka gacanta u gelinaya beesha hawiye 2015.<\/p>\n

\"shabelaha
\n<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Warar lagu kalsoon yahay oo aynu ka helney ilo lagu kalsoon yahay oo ka mid ah maamulka Shariif Xasan diideyna in magacooda xigano ayaa waxay ku waramayaan in Shariif Xasan Sheekh Adan uu magacaabey laba gudi oo ka shaqeyn doona gobolka shabeelaha hoose ayna maamuli doonaan arimaha amniga iyo dhaqaalaha. Gudiyadan oo uu maalmaha soo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22664,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/shabelaha-hoose.jpg?fit=600%2C388","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Tx","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22663"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22663"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22663\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22664"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}