{"id":22404,"date":"2015-09-12T12:48:30","date_gmt":"2015-09-12T12:48:30","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22404"},"modified":"2015-09-12T12:48:30","modified_gmt":"2015-09-12T12:48:30","slug":"wasiirka-maaliyada-dowlada-federalka-somaliya-maxamed-adan-farkeeti-oo-soo-dhaweeyey-din-u-eegista-miisaaniyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/09\/12\/wasiirka-maaliyada-dowlada-federalka-somaliya-maxamed-adan-farkeeti-oo-soo-dhaweeyey-din-u-eegista-miisaaniyada-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyada Dowlada Federalka Somaliya Maxamed Adan Farkeeti oo Soo Dhaweeyey Din u Eegista Miisaaniyada Dalka"},"content":{"rendered":"

\"farkeeti\"<\/a>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Maxamed Aadan Farkeeti ayaa si diirran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegistii miisaaniyada Sannadkan 2015-ka, isagoona ku tilmaamay iney tahay talaabo looga hortagayo isu dheeli tir la\u2019aanta dakhliga dowladda iyo kharashaadka baxaya.<\/p>\n

Wasaaradda ayaa bishii hore u gudbisay soo jeein wax looga badalayo Miisaaniyadda golaha wasiiradda, waxaan goluhu si aqlabiyad ah isugu raacay in dib u eegis lagu sameeyo kharaashaadka dowladda,<\/p>\n

Wasiirka maaliyadda Mudane Maxamed Adan Ibraahim \u201cFergeeti\u201d ayaa tilmamay in dib u eegista miisaniyadda lagu sameeyay ay ku salaysan tahay inta badan talooyinkii ay soo jeediyeen xildhibaanada baarlamanka iyo waafajinta kharashaadka ku baxa hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n

Xoghayaha Guddiga maaliyadda ee barlamaanka oo kulanka golaha shacabka ka hadlay ayaa sharaxay dib u eegista lagu sameeyay miisaniyadda dalka iyo inta laga dhimay misaaniyaaddi hore. Isagoo sheegay in dhimista lagu sameeyey miisaniyadda aysan saamayn doonin musharaadka ciidanka iyo shaqaalaha rayidka dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Maxamed Aadan Farkeeti ayaa si diirran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegistii miisaaniyada Sannadkan 2015-ka, isagoona ku tilmaamay iney tahay talaabo looga hortagayo isu dheeli tir la\u2019aanta dakhliga dowladda iyo kharashaadka baxaya. Wasaaradda ayaa bishii hore u gudbisay soo jeein wax looga badalayo Miisaaniyadda golaha wasiiradda, waxaan goluhu si aqlabiyad ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22405,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/farkeeti.jpg?fit=660%2C477","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Pm","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22404"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22404"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22404\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22405"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}