{"id":22401,"date":"2015-09-12T00:49:53","date_gmt":"2015-09-12T00:49:53","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22401"},"modified":"2015-09-12T00:49:53","modified_gmt":"2015-09-12T00:49:53","slug":"dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/09\/12\/dhaqanka-biimaaloowdulmi-diidoow-dulmi-doon-haysku-noqon\/","title":{"rendered":"Dhaqanka Biimaaloow”Dulmi diidoow dulmi doon haysku noqon”"},"content":{"rendered":"

\"mudul\"<\/a>Waxay erayadan ka mid ahayd hees laqaaday bilowgii dagaalka sokeeye 1991 loona qaaday USC Ana waxaan u soo qaatay in aan daaha kaga rogo Dulmi ay haatan falayaan kuwo rumaysan inay iyagu u istaageen ka hor taga dulmiga balse taa bedelkeeda ay haatan aad u soo shaac baxayso Dulmi doon nimadooda sidii USC-ba ay horay ugu dad iyo dalba beeshay Dulmi dartiis.<\/p>\n

Beesha Biimaal inay wax ka degto gobolka Shabeelaha hoose ma ahan mid maanta su’aal layska weydiinaayo sidaas si la mid ahna in ku dhow sanad inay Habargidir iyo Xulifadeeda Hawiye ay kula dagaalamayeen masaafo ku dhow 40Km oo dherer ah iyo 26Km oo Balac ah oo ka mid ah gobolka Shabeelaha hoosena markhaati loo dooni maayo laakiin su’aasha waxay ka taagan tahay Biimaal deegaan ahaan gobolka Shabeelaha hoose xaguu ka leeyahay?Yaase Biimaal ah?<\/p>\n

Runtii ma filaayo in labadan Su’aal horey la isu weydiiyay hadii la isweydiiyayna ma filaayo in laga jawaabay balse waxaa xiligan oo dood badan ay ka taagan tahay habka loo dego gobolka Shabeelaha hoose si kuraas badan looga helo Maamulka KoonfurGalbeed waxaana lama huraan noqotay in aan ka jawaabo su’aalahan.
\nYaa Biimaal eh?<\/p>\n

Guud ahaan beesha Biimaal sida beelaha kale ee dego gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay dhaqan iyo soo jireenba u lahaayeen in dadka ku abtirsado ay ka koobnaadaan Jareer iyo Jileec sidaas si la mid ahna beesha Biimaal waxay ka kooban tahay Biimaal Jareerweyne ah iyo Biimaal Jileec ah halka Jileecuna ay usii kala baxaan kuwo Laquursado iyo Kuwo wax quursada qiil la’aan.<\/p>\n

Tani waxay farta ku fiiqaysaa wadajirka iyo walaaltinimadii soo jireenka ahayd ee ka jirijirtay gudaha beesha Biimaal maadaama ay dulun badan la kulmeen Biimaalka Jareerta ah kalana kulmeen kuwo Jileeca ah halka gudaha Jileecuna uu Quursi xoog badan uu ka jiro oo loo hayo beel iyana Jileec Biimaal ka mid ah,Dulankan lagula kacay Biimaalka Jareerta ah ayaa waxay si guud iyo si gaar ahba uga muuqaaa guud ahaan maamulada dalka ka jira sida Odayayaasha Dhaqanka Beesha,Xildhibaanada Baarlamaanka Federaaliga,Xubnaha Golaha Wasiirada Dowlada dhexe,Saraakiisha,Safaaradaha,Agaasimayaasha,Maareeyayaasha,Maamulka gobolka,Kan degmada Marka,Kan KoonfurGalbeed golihiisa Wasiirada sidoo kale Baarlamaanka lasoo wado ee koonfurGalbeed intaba wixii ay Biimaal qayb ahaan u hesho waxaa ku fadhiyo Nin ama Naag Biimaal Jileec ah marka dulmi intaas ka weyn oo lasamaynlahaa ma jiraa oo weliba lagu sameeyo dad kolkii Biimaal maanta loo kala bixiyo Jareer ii Jileec iyagu yihiin 70%?Jawaabtu waa Maya.<\/p>\n

Kol hadii xaalka Biimaalnimo sidaan yahay Xagow degaa Biimaal Jileec ah Jawaabteeda waa Fududahay oo waxaan leeyahay Biimaal Jileec waxaas degaa Qayb ka mid eh Buulo-Jaan ii Buufoow shiidka,Buulo-Jaan waa xaafad ka mid ah Marko waxayna u dhigantaa hal dhig ka mid ah magaalada Marko kolka todobo loo dhigo amaba ka yar,Buufoow Shiidkana waxaas dhacaa Shalanbood ii Janaale dhexdooda waana iska Tuulo inta kale dhulka waxaa degan Biimaal Jareer oo dhamaan dhulbeereedka min Shalanbood ilaa Golweyn oo lagu soo xiro dhulbeereedka hoostaga Qoryooleey sida<\/p>\n

Gaaywaroow,Bandar,Farxaan,Farkeeroow ilaa BuuloSheekh ilaa laga soo gaaro KeliCaafimaad iyo No50 loogu sii dhaadhaco Dhanaane dhulku waa dhul Jareer leeyahay laakiin ku kabnaanshihiisa Biimaal ama Digil waxay keentay in xaqooda kuraas looga raadsado meelkasta oo wax lagu qaybinaayo waxaana nasiib daro ah in gardaro garab leh ay walaalaha Biimaal ku dulmaan walaalahooda Biimaalka Jareerta ah.<\/p>\n

Ma ahan dhibtan taagan maanta mid ugub ah oo cusub balse waa mid soo jireen ah loona baahan yahay in aan laga warwareegin waxka qabadkeeda maantaba si guul loo midaysan yahay loo gaaro beeshuna ay u noqoto mid beelaha kale ay ku daydaan isla mar ahaana tusaale haboon oo lagu daydo u noqoto.<\/p>\n

Hadii ay sidaasi dhici weydo oo maantaba wax laga qaban waayo dulmigan Quruunta jirsaday waxaan la huri doonin in la isku danbaawo isla markaana laysku aakhiro iyo aduunyo seego sidii intii la gumaystayba ay ku xoroobeen.<\/p>\n

War iyo gunaanadkiisa xaqa Jareer ee maanta ku hoos jira Biimaal iyo Digil masii ahaan doono sida uu maanta yahay maalmaha soo socda waxaana haboon inta qabasho leedahay in la garawsado oo wax laga qabto sidaa si lamid ahna inta jareer ku dul habsatay min Hiiraan ilaa Jubada hoosena inta ay goori goor tahay ayaan ku gaabsaday.<\/p>\n

Ali Mohamud”Aw-Duuwane”<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Waxay erayadan ka mid ahayd hees laqaaday bilowgii dagaalka sokeeye 1991 loona qaaday USC Ana waxaan u soo qaatay in aan daaha kaga rogo Dulmi ay haatan falayaan kuwo rumaysan inay iyagu u istaageen ka hor taga dulmiga balse taa bedelkeeda ay haatan aad u soo shaac baxayso Dulmi doon nimadooda sidii USC-ba ay horay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22402,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/mudul.jpg?fit=225%2C225","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Pj","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22401"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22401"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22401\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22402"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}