{"id":22273,"date":"2015-09-01T11:41:20","date_gmt":"2015-09-01T11:41:20","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22273"},"modified":"2015-09-01T11:41:20","modified_gmt":"2015-09-01T11:41:20","slug":"ciidamada-alshab-oo-maanta-weerar-ku-qaadey-xero-ay-degenaayeen-ciidanka-amisom-ee-janaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/09\/01\/ciidamada-alshab-oo-maanta-weerar-ku-qaadey-xero-ay-degenaayeen-ciidanka-amisom-ee-janaale\/","title":{"rendered":"Ciidamada Alshab oo Maanta Weerar Ku Qaadey Xero Ay Degenaayeen Ciidanka Amisom ee Janaale"},"content":{"rendered":"

\"Dagaal\"<\/a>Kooxaha Al-shabaab ayaa maanta la wareegay Saldhig ay Ciidamada AMISOM ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaddib weerar culus oo ay ku Qaadeen.<\/p>\n

Weerarka ayaa ku billowday Gaari Waxyaabaha Qarxa oo laga soo buuxiyay oo lagu jabiyay illinka hore ee saldhigga oo ku yaalla buuundada laga galo deegaanka Jannaale. Iyagoo markaas kaddib gudaha u galay saldhigga.<\/p>\n

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose, C\/fataax C\/llaahi Xaaji oo la hadlya warbaahinta ayaa sheegay in Al-shabaab ay la Wareegeen Saldhigga Ciidamada AMISOM ee Jannaale, isagoo xusay in dagaal culus uu ka dhacay.<\/p>\n

Waxay kaloo wararku intaas ku darayaan inay dhimasho iyo dhaawac xooggan jiraan, balse aan la ogeyn khasaaraha inta uu le\u2019eg yahay, iyadoo Isgaarsiintii deegaankaas la sheegay inay Al-shabaab hawada ka saartay.<\/p>\n

Weerarka lagu qaaday saldhiggan oo ay ku sugnaayeen ciidammo ka socda dalka Uganda ayaa la mid ahaa kii ka dhacay saldhigga Leego ee AMISOM, halkaasoo lagu dilay in ka badan 60-askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM eek a soccda dalka Burundi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Kooxaha Al-shabaab ayaa maanta la wareegay Saldhig ay Ciidamada AMISOM ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, kaddib weerar culus oo ay ku Qaadeen. Weerarka ayaa ku billowday Gaari Waxyaabaha Qarxa oo laga soo buuxiyay oo lagu jabiyay illinka hore ee saldhigga oo ku yaalla buuundada laga galo deegaanka Jannaale. Iyagoo markaas kaddib gudaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22158,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/Dagaal.jpg?fit=491%2C397","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Nf","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22273"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22273"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22273\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22158"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}