{"id":22258,"date":"2015-08-31T16:01:19","date_gmt":"2015-08-31T16:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22258"},"modified":"2015-08-31T16:01:19","modified_gmt":"2015-08-31T16:01:19","slug":"beelaha-dega-gobolka-shabeelaha-hoose-oo-caawa-ku-heshiiyay-qaybsadayna-xildhibaanada-koonfurgalbeed-ay-ka-heleen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/08\/31\/beelaha-dega-gobolka-shabeelaha-hoose-oo-caawa-ku-heshiiyay-qaybsadayna-xildhibaanada-koonfurgalbeed-ay-ka-heleen\/","title":{"rendered":"Beelaha dega gobolka Shabeelaha hoose oo caawa ku heshiiyay qaybsadayna Xildhibaanada KoonfurGalbeed ay ka heleen"},"content":{"rendered":"

\"Gobolka-Shabeelaha-hoose\"<\/a>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caawa ayaa waxay ku waramayaan in beelaha dega gobolka Shabeelaha hoose ay ku heshiiyeen qaybsiga Xildhibaanada Baarlamaanka KoonfurGalbeed isla markaana warqad ay ku wada saxiixan yihiin dhamaan dhaqanka gobolku ay u gudbiyeen Madaxtooyada KoonfurGalbeed.<\/p>\n

Xubnaha saxiixay heshiiskan ayaa waxaa tiradoodu lagu sheegay 26 xubnood oo isugu jiray Salaadiin,Nabaddoono iyo weliba Ugaasyo iyagu ku heshiiyay inay qaab deegaaneed wax ku qaybsadaan isla markaana ay degmooyinku u kala qaaday laba qaybood oo kala A iyo B,Degmooyinka A-da oo kala ah Caasimada gobolka magaalada Marko,Afgooye,Wanlaweyn iyo Qoryooley ayaa waxay heleen min 5 xubnood halka kuwa B-da ahna ay heleen min 4 Xubnood kadibna ay Beeluhu u qaybsadeen hadba siday isula degaan.<\/p>\n

Sida ka muuqata awood qaysiga beelaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay tusaale cad u tahay in Baarlamaanka KoonfurGalbeed ay ka heleen 36 xubnood oo ka mid ah 95 xubnood ee uu ka kooban yahay Baarlamaanka KoonfurGalbeed.
\nShaxduna waxay u qornayd sidan.
\n1-Marko 5 Xubnood 3 Beesha Direed(iyomaal),1 Laba iyo tobanka koofi(Shiikhaal),
\n1 Habargidir.<\/p>\n

2-Afgooye 5 Xubnood 3 Digil(Geledi),1Hintire,1 Mudulood(Wacdaan)<\/p>\n

3-Wanlaweyn 5 Xubnood 5 Digil(Shanta Caleen)<\/p>\n

4-Qoryooley 5Xubnood 2Gare,1Begedi,1Jiido,1 Duubane<\/p>\n

5-Awdheegle 4 Xubnood 2Begedi,1Gare,1Biyomaal<\/p>\n

6-Sablaale 4 Xubnood 2Jiido,1Tuni,1Iroow<\/p>\n

7-Barawe 4Xubnood 3Todoba tol(Tuni iyo Bawan)1Abgaal<\/p>\n

8-Kurtunwaarey 4 Xubnood 3Jiido,1Duubane.<\/p>\n

Sidan si lamid ah ayaa waxaa iyana la sugaayaa ugu danbay ilaa maalinta Khamiista inay soo saaraan odayaasha dhaqanka beelaha dega gobolada Baay iyo Bakool liiskooda oo iyagu sida aan warka ku helayno ku qaybsanaya qaab beeleed.<\/p>\n

Todobaadkii aynu kasoo gudubnay ayay ahayd kolkii Shariif Xasan uu kulan kula qaatay Dhaqanka KoonfurGalbeed magaalada Baydhabo uu u sheegay in Arbacada 9\/9\/2015 la dhaarin doono Xildhibaanada KoonfurGalbeed aynu soo gudbiyaan ugu danbayn magacyada Xildhibaanada 6\/9\/2015 ayna soo xaadiraan maalinta dhaarta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caawa ayaa waxay ku waramayaan in beelaha dega gobolka Shabeelaha hoose ay ku heshiiyeen qaybsiga Xildhibaanada Baarlamaanka KoonfurGalbeed isla markaana warqad ay ku wada saxiixan yihiin dhamaan dhaqanka gobolku ay u gudbiyeen Madaxtooyada KoonfurGalbeed. Xubnaha saxiixay heshiiskan ayaa waxaa tiradoodu lagu sheegay 26 xubnood oo isugu jiray Salaadiin,Nabaddoono iyo weliba […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22112,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/Gobolka-Shabeelaha-hoose.jpg?fit=276%2C290","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5N0","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22258"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22258"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22258\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22112"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}