{"id":22174,"date":"2015-08-27T17:34:21","date_gmt":"2015-08-27T17:34:21","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22174"},"modified":"2015-08-27T17:34:21","modified_gmt":"2015-08-27T17:34:21","slug":"aqriso-heshiiskii-ay-kala-saxiixdeen-maamylka-galkudug-iyo-ahlusuna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/08\/27\/aqriso-heshiiskii-ay-kala-saxiixdeen-maamylka-galkudug-iyo-ahlusuna\/","title":{"rendered":"Aqriso Heshiiskii ay Kala Saxiixdeen Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna"},"content":{"rendered":"

\"hishiis\"<\/a>Degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Waxaa maanta lagu Qabtay xaflad ay hishiis ku kala saxiixdeen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug State iyo Ahlu Sunna Waljameeca oo markii hore siweyn isugu khilaafsanaa dhismaha maamulka Galmudug.<\/p>\n

Labada dhinac ayaa ku hishiiyay in la wadaago awood maamulka, isla markaana Ahlu Sunna kaalin muuqata ku yeelato gollayaasha kala duwan ee mamulka sida Baarlamaanka, xubnaha gollaha wasiirrada la fillayo in la soo dhiso, magacaabista agaasimayaasha maamulka iyo dhismaha maamullada gobollada iyo degmooyinka.<\/p>\n

\"hishis<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Waxaa maanta lagu Qabtay xaflad ay hishiis ku kala saxiixdeen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug State iyo Ahlu Sunna Waljameeca oo markii hore siweyn isugu khilaafsanaa dhismaha maamulka Galmudug. Labada dhinac ayaa ku hishiiyay in la wadaago awood maamulka, isla markaana Ahlu Sunna kaalin muuqata ku yeelato gollayaasha kala duwan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/hishiis.jpg?fit=660%2C374","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5LE","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22174"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22174"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22174\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22176"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}