{"id":22163,"date":"2015-08-26T18:11:33","date_gmt":"2015-08-26T18:11:33","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22163"},"modified":"2015-08-26T18:11:33","modified_gmt":"2015-08-26T18:11:33","slug":"taliyihii-ciidanka-boliska-ee-doolow-iyo-gudoomiye-ku-xigeenka-beled-xaawo-oo-la-diley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/08\/26\/taliyihii-ciidanka-boliska-ee-doolow-iyo-gudoomiye-ku-xigeenka-beled-xaawo-oo-la-diley\/","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidanka Boliska Ee Doolow Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Beled xaawo oo La Diley"},"content":{"rendered":"

\"baladxawo\"<\/a>Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somalia ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dagaal culus oo ku Dhex-maray Deegaanka Kabis oo Degmooyinka Balad-Xaawo iyo Garbahaarey u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab lagu dilay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia.<\/p>\n

Mas’uuliyiinta lagu dilay dagaalkan ayaa kala ah; Guddoomiye ku Xigeenkii Balad-Xaawo, Maxamed Yacquub Faarax iyo Taliyihii Booliiska ee Dooloow, Col. Cabdi Culusoow, sida Warbaahinta uu u sheegay Col. Nuur Sayax Xareed oo ka mid ah Saraakiishii Hor-kacayay Ciidamadii Dowladda Somalia.<\/p>\n

Wuxuu Sarkaalku hadalkiisa ku daray in Deegaanka Kabis oo uu dilka Ma\u2019suuliyiintan ka dhacay ay soo weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab; ayna khsaaare Xooggan u geysteen; ayna kaga dileen 12 dagaalyahan.<\/p>\n

Taliyaha ciidanka Dowladda Somalia ee Gobolka Gedo, C\/llaahi Yare oo isna u Warramay Warbaahinta ayaa sheegay in iska-horimaadkan uu dhacay xilli ay ka wadeen deegaankaas ciidamada dowladda baaritaano; isagoo intaas ku daray inay sii socon doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee Gobolka Gedo ka socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Saraakiisha Ciidanka Dowladda Somalia ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dagaal culus oo ku Dhex-maray Deegaanka Kabis oo Degmooyinka Balad-Xaawo iyo Garbahaarey u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab lagu dilay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia. Mas’uuliyiinta lagu dilay dagaalkan ayaa kala ah; Guddoomiye ku Xigeenkii Balad-Xaawo, Maxamed Yacquub Faarax iyo Taliyihii Booliiska ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22164,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/baladxawo.jpg?fit=620%2C330","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Lt","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22163"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22163"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22163\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22164"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}