{"id":22119,"date":"2015-08-23T04:22:07","date_gmt":"2015-08-23T04:22:07","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22119"},"modified":"2015-08-23T04:22:07","modified_gmt":"2015-08-23T04:22:07","slug":"shacabkii-ka-barakacey-degmada-baardheere-oo-bilaabey-iney-dib-ugu-laabtaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/08\/23\/shacabkii-ka-barakacey-degmada-baardheere-oo-bilaabey-iney-dib-ugu-laabtaan\/","title":{"rendered":"Shacabkii Ka Barakacey Degmada Baardheere oo Bilaabey Iney Dib Ugu Laabtaan"},"content":{"rendered":"

\"bakool\"<\/a>Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo dhawaan ay Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM kala Wareegeen Xarakada Al-shabaab ayaa waxay shacabkii ka barakacay billaabeen inay dib ugu soo laabtaan.<\/p>\n

Gudaha iyo Daafaha Degmada Baardheere ayaa waxaa Fariisimo ku leh Ciidamada Kenya iyo kuwa Itoobiya eek a tirsan AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia; kuwasaoo sugaya amniga degmadaas.<\/p>\n

Sidoo kale, Shacabka ku nool degmada ayaa sheegay inay xaaladdu tahay mid wanaagsan, inkastoo ay wali ka maqan yihiin Adeegyada Aasaasiga ah ee Bulshada, sida Caafimaadka iyo Waxbarashada.<\/p>\n

Meelaha Qaarkood ayaa Waxaa dib loo furay Ganacsiga, iyadoo Shacabku ay u sheegeen warbaahinta in shacabkii Magaalada ka barakacay ay weli intooda badan ka maqan yihiin Degmada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo dhawaan ay Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM kala Wareegeen Xarakada Al-shabaab ayaa waxay shacabkii ka barakacay billaabeen inay dib ugu soo laabtaan. Gudaha iyo Daafaha Degmada Baardheere ayaa waxaa Fariisimo ku leh Ciidamada Kenya iyo kuwa Itoobiya eek a tirsan AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia; kuwasaoo sugaya amniga […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22050,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/bakool.jpg?fit=600%2C408","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5KL","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22119"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22119"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22119\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22050"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}