{"id":22113,"date":"2015-08-23T04:52:33","date_gmt":"2015-08-23T04:52:33","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22113"},"modified":"2015-08-23T04:52:33","modified_gmt":"2015-08-23T04:52:33","slug":"daawo-sheeko-yaab-leh-ku-qabso-ku-qadimeyside-xildhibada-daarood-iyo-meheri-oo-sheeganaya-iney-degaan-koonfur-galbeed-xaqoodiina-u-baahan-iney-helaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/08\/23\/daawo-sheeko-yaab-leh-ku-qabso-ku-qadimeyside-xildhibada-daarood-iyo-meheri-oo-sheeganaya-iney-degaan-koonfur-galbeed-xaqoodiina-u-baahan-iney-helaan\/","title":{"rendered":"Daawo Sheeko Yaab leh Ku Qabso Ku Qadimeyside Xildhibada Daarood Iyo Meheri oo Sheeganaya Iney Degaan 3da Gobol ee Koonfur Galbeed Xaqoodiina U Baahan Iney helaan"},"content":{"rendered":"

\"xildhibaan<\/a>Kadib kolkii ay arkeen dabacsanaanta ka muuqata masuuliyiinta iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa waxaa hada soo cusboonaadey sheeko kaloo hor leh oo la magac baxdey ku qabsop ku qadi meysidi maadaama kuwo aan deegaanka waxba ku laheyn horey loogu ogolaadey iney wax laga siiyo maamulka ayaa hada xindhibaanada daarood iyo meheri oo shaley ku shirey magalada muqdisho waxaa ay sheegeen in maamulka xaqooda laga siiyo maadaama ay degaan gobolada shabeelaha hoose, Baay iyo Bakool.<\/p>\n

Hadaladoodiina waakan ee bal nala dhegeysta yaabkan soo kordhey.<\/p>\n