{"id":21748,"date":"2015-07-30T13:37:16","date_gmt":"2015-07-30T13:37:16","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21748"},"modified":"2015-07-30T13:37:16","modified_gmt":"2015-07-30T13:37:16","slug":"kenya-oo-sheegtey-in-ay-dagaalyahano-alshabab-ah-ay-dishey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/07\/30\/kenya-oo-sheegtey-in-ay-dagaalyahano-alshabab-ah-ay-dishey\/","title":{"rendered":"Kenya oo Sheegtey In Ay Dagaalyahano Alshabab ah ay Dishey"},"content":{"rendered":"

Dowlada Kenya ayaa sheegatay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay Gobolka Xeebta ay ku dishay seddex ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab hubna ka furatay.<\/p>\n

Afhayeen lagu magacaabo David Obonyo oo u hadlay Milatariga Kenya ayaa sheegay in weerarka uu ka danbeeyay ka dib markii dagaalyahanada Al-shabaab walxaha qarxa u dhigeen Kolonyo ay la socdeen ciidamada Malitariga Kenya oo marayay deegaanka Basuba oo ka tirsan dhulka Lamu.<\/p>\n

Mr Oonyo ayaa xaqiijiyay intii lagu guda jiray weerarka ay Al-shabaab kaga dileen seddex askari halka kuwa kale iyagoo dhaawac ah qaarkood ay baxsadeen.<\/p>\n

Sidoo kale,Kenya ayaa qiratay in weerar 5-askari kaga dhaawacantay,kuwaasi oo Labo ka mid ah dhaawacooda halis ah baxnaanana ay ku jiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Dowlada Kenya ayaa sheegatay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay Gobolka Xeebta ay ku dishay seddex ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab hubna ka furatay. Afhayeen lagu magacaabo David Obonyo oo u hadlay Milatariga Kenya ayaa sheegay in weerarka uu ka danbeeyay ka dib markii dagaalyahanada Al-shabaab walxaha qarxa u dhigeen Kolonyo ay la socdeen ciidamada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5EM","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21748"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21748"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21748\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}