{"id":21669,"date":"2015-07-25T14:32:24","date_gmt":"2015-07-25T14:32:24","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21669"},"modified":"2015-07-25T14:32:24","modified_gmt":"2015-07-25T14:32:24","slug":"ciidamada-itoobiyaanka-oo-dad-shacab-ah-ku-laayey-degmada-buur-hakaba-ee-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/07\/25\/ciidamada-itoobiyaanka-oo-dad-shacab-ah-ku-laayey-degmada-buur-hakaba-ee-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiyaanka oo Dad Shacab ah Ku Laayey Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"

Wararka ka imanaya magalada buurhakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya in dad ka badan 12-Ruux oo shacab barakacayaal ah ay ku dhinteen duqeyn ay geysteen diyaarado dagaal ay halkaasi ka geysteen iyo rasaas ay toos u fureen ciidamo Itoobiyaan ah.<\/p>\n

Dadkan ayaa saarnaa Gaadiid kuwa xamuulka ah waxay uga soo barakaceen deegaanka Daladoolle oo ku dhaw degmada Buurha-kaba, balse gaadiidkii ay la socdeen ayaa la sheegay in diyaarado dagaal ay duqeeyeen.<\/p>\n

Haweeney ku sugan Degmada Buurhakaba oo Duqeyntaas kaga dhinteen Afar Caruur ah oo ay eedo u tahay iyo Hooyadood ayaa u sheegtay Warbaahinta in duqeynta kaddib ay Ciidamada Itoobiya si bareer ah u dileen dad kale oo ka badbaaday duqeyntaasi iyo sidoo kale shacab Guryahooda ku jiray.<\/p>\n

Khasaaraha dhimashada ayaa intaasi ka badan kara, waxaana adag in khadka Taleefoonka lagu helo Dadka ku dhaqan Deegaanada Duqeyntaan ay ka dhacday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka ka imanaya magalada buurhakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya in dad ka badan 12-Ruux oo shacab barakacayaal ah ay ku dhinteen duqeyn ay geysteen diyaarado dagaal ay halkaasi ka geysteen iyo rasaas ay toos u fureen ciidamo Itoobiyaan ah. Dadkan ayaa saarnaa Gaadiid kuwa xamuulka ah waxay uga soo barakaceen deegaanka Daladoolle oo ku […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Dv","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21669"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21669"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21669\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}