{"id":21367,"date":"2015-07-06T02:27:44","date_gmt":"2015-07-06T02:27:44","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21367"},"modified":"2015-07-06T02:27:44","modified_gmt":"2015-07-06T02:27:44","slug":"dhegayso-maxamuud-sayid-aadandagaal-ayaynu-qaadaynaa-aniga-iyo-fartaagna-adis-ayaa-nalagu-soo-heshiisiiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/07\/06\/dhegayso-maxamuud-sayid-aadandagaal-ayaynu-qaadaynaa-aniga-iyo-fartaagna-adis-ayaa-nalagu-soo-heshiisiiyay\/","title":{"rendered":"Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan”Dagaal ayaynu qaadaynaa…Aniga iyo Fartaagna Adis ayaa nalagu soo heshiisiiyay”"},"content":{"rendered":"
\"Maxamuud-Sayid\"<\/a>Guluf Ciidan ayaa waxaa haatan ka soo cusbonaadey Gobolada Gedo iyo Bay waxaa lala xariiranayaa in uu ka dambeeyey ka dib markii Saraakiisha Dowlada Ethopia ay dhowaan shir ugu qabteen Magaalada Adis Ababa Mas,uuliyiin ka tirsan Juboland oo uu hogaaminayey Jeneral Farataag iyo Xubno siyaasiyiin ah oo uu ka mid yahay Siyaasiga Maxamuud Sayid Aden ,kulankaasi ayaa la sheegay inuu dhaliyey is afgarad.<\/div>\n
<\/div>\n
Maxamuud Sayid Aden oo ah Mas,uulka hadda loo xilsaarey Howlgalka Baardheere oo la hadlayey Warbaahinta Wadajir ayaa sheegay in lagu heshiiyey dhowaan in shir weyne Dib u heshiisin lagu qaban doono Magaalada Baardheere ,xaga howlgalka ayuu sheegay in lagu heshiiyey si wadajir ah in looga qeyb qaato.<\/div>\n
<\/div>\n
Dadka shacabka ah ee degan Deegaanada Shabaabku \u00a0ka arrimiyaan ayaa waxaa soo food saaray cabsi xoogan ka dib dhaq dhaqaaqyada Ciidan ee ku soo fool leh,Al Shabaab ayaa fariisimayaal muhim ah kaga sugan Gobollada Bay iyo Gedo, iyadoona howl gallada haatan ay u muuqdaan kuwa Ciidamadu ay ku doonayaan in looga saaro fariisimayaashaasi.<\/div>\n
Halkan ka dhegayso Wareysiga Maxamuud Sayid Aadan<\/div>\n
<\/div>\n
020628_001<\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Guluf Ciidan ayaa waxaa haatan ka soo cusbonaadey Gobolada Gedo iyo Bay waxaa lala xariiranayaa in uu ka dambeeyey ka dib markii Saraakiisha Dowlada Ethopia ay dhowaan shir ugu qabteen Magaalada Adis Ababa Mas,uuliyiin ka tirsan Juboland oo uu hogaaminayey Jeneral Farataag iyo Xubno siyaasiyiin ah oo uu ka mid yahay Siyaasiga Maxamuud Sayid Aden […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5yD","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21367"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21367"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21367\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}