{"id":21341,"date":"2015-07-04T16:14:14","date_gmt":"2015-07-04T16:14:14","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21341"},"modified":"2015-07-04T16:14:14","modified_gmt":"2015-07-04T16:14:14","slug":"daawo-xaflad-qalin-jebin-quraanka-kariimka-oo-xaley-ka-dhacdey-masjid-al-hikma-ee-magalada-toronto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/07\/04\/daawo-xaflad-qalin-jebin-quraanka-kariimka-oo-xaley-ka-dhacdey-masjid-al-hikma-ee-magalada-toronto\/","title":{"rendered":"Daawo:- Xaflad Qalin Jebin Quraanka Kariimka oo Xaley lagu qabtey Masjid Al Hikma Ee Magalada Toronto"},"content":{"rendered":"

\"Masjid<\/a>Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xaley oo ay bish ramadaana ay ku beegneyd 16 lagu qabtey xaflad qalin jebinta quraanka kariimka halkaas oo ay ku qalin jabinayeen 3 ka mid ardeyda dugsiga Daarul Quraan oo qeyb ka ah Masjid Al Hikma waatan ee nala daawada qaar ka tirsan ardeyda qalin jebisey oo aqrinaya ayadaha quraanka kariimka.<\/p>\n

Daawasho Wacan<\/p>\n