{"id":21326,"date":"2015-07-03T14:08:08","date_gmt":"2015-07-03T14:08:08","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21326"},"modified":"2015-07-03T14:08:08","modified_gmt":"2015-07-03T14:08:08","slug":"degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/07\/03\/degmada-baraawe-oo-noqotey-degmo-dadkeeda-laga-ganacsado\/","title":{"rendered":"Degmada Baraawe oo Noqotey Degmo Dadkeeda Laga Ganacsado"},"content":{"rendered":"

\"barawe\"<\/a>Wararka inaga soo gaaraya Degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas laga bilaabey ka ganacsiga Shacabka gaar ahaan kuwa dibada kayimaada iyadoo qofkii dibada ka yimaada laga qaadayo Lacag dhan $1,000 Kun Dollar, halka Dadka ganacsatada laga qaadayo qofkiiba $500 halka dadka caadiga ee la qabsadana laga qaado 250.<\/p>\n

Dadka deegaanka oo aan wax ka weydiiney arintan ayaa inoo xaqiijiyey iney dhacaan ay wadaan Guddoomiye kuxigeenka Amniga Degmada Baraawe Bashiir Maxamed Yuusuf oo Abgaal ah iyo Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobalka Cali Nuurre Maxamed oo Ceyr ah.<\/p>\n

Arimaha ka gacansiga dadka ayaan aheyn wax ku cusub gobolka shabeelaha hoose, isla dadka ka gacansanaya dadka ayaa waxaa ay ahaayeen kuwii dadka ka iibin jirey biyaha webiga isla markaana beeraha dadka deegaan ku daaqasan jirey xoolahooda.<\/p>\n

Dhacdooyinka murugada leh ee kusoo badanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa ilaa iyo hada waxaan jirin cid masuul sheegata oo ka hadashey ha noqoto maamulka shariif xasan iyo midka dowlada federalka taasina wexey cadeyneysaa in dhamaantood ay ku hishiiyeen in dadka la gumaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas laga bilaabey ka ganacsiga Shacabka gaar ahaan kuwa dibada kayimaada iyadoo qofkii dibada ka yimaada laga qaadayo Lacag dhan $1,000 Kun Dollar, halka Dadka ganacsatada laga qaadayo qofkiiba $500 halka dadka caadiga ee la qabsadana laga qaado 250. Dadka deegaanka oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5xY","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21326"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21326"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21326\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}