{"id":21274,"date":"2015-06-28T21:43:07","date_gmt":"2015-06-28T21:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21274"},"modified":"2015-06-28T21:43:07","modified_gmt":"2015-06-28T21:43:07","slug":"reer-puntland-oo-maanta-ku-bananbaxay-madaxdii-dowlada-federalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/06\/28\/reer-puntland-oo-maanta-ku-bananbaxay-madaxdii-dowlada-federalka\/","title":{"rendered":"Reer Puntland oo Maanta ku Bananbaxay Madaxdii Dowlada Federalka"},"content":{"rendered":"

\"331\"<\/a>Magaalada Garoowe xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta isku soo bax la samaysay dadweynaha Garoowe iyagoo uga soo horjeeday banaanbaxooda madaxda dowladda Muqdisho iyo maamulka dhismahiisa uu ka socda magaalada Cadaado ee loo dhisayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n

Banaanbaxan ayaa waxaa soo abaabulay Maamulka Puntland,waxaana lagu weerarayay Madaxda Dowlada Muqdisho, sidaasna waxaa lagu muujiyay Sawiro laga soo shaqeeyay oo loo dhiibay dadkii bananaanbaxayay.<\/p>\n

Duqa Degmada Garoowe Axmed Siciid Gelle ayaa sheegey inay difaacayaan Dalka iyo Dadkaba, waxaa uu xusay inaysan ogolaan doonin in Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee ka soo jeeda Puntland ku sugnaadaan Muqdisho iyadoo dalkoodii la bur-burinayo.<\/p>\n

Waxaan sidoo kale wax laga xumaado ah isla markaana aanan ogolaan doonin in Xildhibaanadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Puntland daganyihiin Hoteello ku yaalla Muqdisho iyadoo dalkii la duminayo”Ayuu yiri Duqa degmada Garoowe.<\/p>\n

\"136\"<\/a><\/p>\n

\"331\"<\/a><\/p>\n

\"522\"<\/a><\/p>\n

\"714\"<\/a><\/p>\n

\"419\"<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Magaalada Garoowe xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta isku soo bax la samaysay dadweynaha Garoowe iyagoo uga soo horjeeday banaanbaxooda madaxda dowladda Muqdisho iyo maamulka dhismahiisa uu ka socda magaalada Cadaado ee loo dhisayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Banaanbaxan ayaa waxaa soo abaabulay Maamulka Puntland,waxaana lagu weerarayay Madaxda Dowlada Muqdisho, sidaasna waxaa lagu muujiyay Sawiro […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5x8","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21274"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21274"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21274\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}