{"id":21232,"date":"2015-06-26T14:01:09","date_gmt":"2015-06-26T14:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21232"},"modified":"2015-06-26T14:01:09","modified_gmt":"2015-06-26T14:01:09","slug":"dhegeyso-amisom-iyo-alshabab-oo-xaley-ku-dagaalamey-deegaanka-tooratootow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/06\/26\/dhegeyso-amisom-iyo-alshabab-oo-xaley-ku-dagaalamey-deegaanka-tooratootow\/","title":{"rendered":"Dhegeyso:- Amisom iyo Alshabab oo Xaley Ku Dagaalamey Deegaanka Tooratootow"},"content":{"rendered":"

\"Dagaal\"<\/a>Gudoomiyaha degaanka Toora-torow ee gobolka Sh\/hoose Gaabow Buula Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay dagaalka xalay ka dhacay Deegaankaasi,kaasi oo u dhaxeeyay Al-shabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanaya AMISOM.<\/p>\n

Wararka ka imaanaya deegaanka Leego ee Gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in saaka weerar lagu qaaday xarun ciidamada AMISIM ay deggan yihiin.<\/p>\n

Sida wararka ay sheegayaan weerarka ayaa marka hore weerarka uu ku bilowday gaari uu saarnaa qof is qarxiyay kaas oo illinka laga galo xerada ku qarxay.<\/p>\n

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha dhabta ah ee soo gaarey labadii dhinac ee halkaasi ku dagaalamey<\/p>\n

Tooratoorow<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Gudoomiyaha degaanka Toora-torow ee gobolka Sh\/hoose Gaabow Buula Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay dagaalka xalay ka dhacay Deegaankaasi,kaasi oo u dhaxeeyay Al-shabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanaya AMISOM. Wararka ka imaanaya deegaanka Leego ee Gobolka Sh\/hoose ayaa sheegaya in saaka weerar lagu qaaday xarun ciidamada AMISIM ay deggan yihiin. Sida wararka ay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5ws","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21232"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21232"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21232\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}