{"id":21088,"date":"2015-06-15T14:44:09","date_gmt":"2015-06-15T14:44:09","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21088"},"modified":"2015-06-15T14:44:09","modified_gmt":"2015-06-15T14:44:09","slug":"beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/06\/15\/beel-waynta-shanta-caleemoot-maxaa-ka-reebey-umada-soomaaliyeet\/","title":{"rendered":"Beel waynta Shanta caleemoot Maxaa ka Reebey umada Soomaaliyeet"},"content":{"rendered":"

\"daafeet\"<\/a>Cabasho badan ay Qabaan Bulshada kala duwan ee beel waynta Shanta caleemoot ayay usoo Gudbiyeen sida soo socota.<\/p>\n

1. Beel waynta Shanta caleemoot waxaa lagu qadiyay Tirada Xildhibaanada Qaranka ee ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaalida taasoo ay xuquuq ahaan ulahaayeen 5 Xildhibaan ama 6 xildhibaan meesha laga siiyay 3 xildhibaan maxaa yeelay waa shan (5) Qabiil oo waa wayn Qabiilka ugu yar uu leeyahay 45 Tuulo iyo Caasimad ugaar ah sida. Beesha Erdha waxay leedahay Magaalada iyo 120 Tuulo, Beesha Hubeer Caasimadooda waa Haakawa waxayna leeyihiin 100 tuulo iyo kabadan, Beesha Barbaare caasimadooda waa Dhiigdaare iyo Hero waxayna leeyihiin in kabadan 85 tuulo, Besha Janbaluul Caasimadooda waa Aw usman waxayna leeyihiin in kabadn 98 Tuulo, Beesha Xiifmuge caasimadooda waa Dawanle waxayna leeyihiin 45 tuulo iyo kabadan Marka waa in Beesha ay heshaa Xaqa tirada xildhibaanada ay kuleedahay Dawlada Dhexe ee Soomaaliya taasoo aan laga aqbali doonin Qab qablayaasha Mirifle ee bartay inay Beeshaas gacmaha Qabtaan Dawlad walba oo lasoo dhisaayay ayagoo siinayay qabiil yar oo mirifla ah oo aan lahayn 10 tuulo 3 Xildhibaan meesha beel waynta Shanta caleemoot laga siinayay 3 xildhibaan ayagoo leh 510 tuulo Baaxada Degmadana ee aad uwayntahay taasna maha wax loo dulqaadan doono mardanbe haduu Alle idmo.<\/p>\n

2. Beel waynta shanta Qabiil ee Shanta Caleemot waxay xaq uleeyihiin inay Helaan
\nWasiir, Wasiir kuxigeen, wasiiru dawle ee dawlada Dhexe.
\nIlaa hada inta dawlad ee lasoo dhisay tani bur burkii dawladii Maxamed Siyad bare Beesha ma aysan helin Magaca Wasiir, waxaa soo maray kaliyah Wasiir ku xigeeno aan wasaaradaha tayada leh aan lagaynin waxa loo sababaynayana ay tahay Beesha oon isku xirnayn aqoonyahanadeeda iyo bulshadeeda kala duwan aan xaqoda dhacsan ama raadsan taasina waxaa looga bixi karaa in gacmaha ay isqabsato beesha ay xuquqdeeda raadiso.<\/p>\n

3. Beesha waxay kaloo xaq uleedahay inay Hesho Safiir, Qunsul,Maareeye, agaasime, DJ, iyo Maamule Qaybaha Kala duwan ee dawlada sida Madaxtooyada, wasaaraddaha,Kaabayaasha Dhaqaalaha sida Dekadaha, Airportiyada, Ciidamaynta iyo Magacaabista Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Qalabka sida taasna waxaa lagu gaari garaa Shacabka reer Shanta Caleemoot oo Gacmaha isqabsada oo Raadiya Wadadii lagu heli lahaa Xuquuqaha ka Maqan beesha.<\/p>\n

4. Maamulka Koonfur Galbeet oo ka kooban Sedexda Gobal oo kala ah Bay, Bakooli yo Shabeelada Hoose ayaa waxay beesha ka filinaysaa inay ka hesho Xuquuqaheeda oo dhamaystiran sida Xildhibaanada oo lasoo xuli Doono Bacdal Ramadan haduu Alle idmo, Agaasimayaasha wasaaraddaha kala Duwan ee maamulka koonfur Galbeet, taliyayaasha Kala Duwan ee Cidamada Qalabka sida Daraawiishta, Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta ilaa hada waxaa lamagacaabay dad badan Degmadana ma aysan ka helin xuquuqdii ay kulaheet Maamuka koonfur Galbeet sidaa darted waxaan rabnaa inaan helno xuquuqdii aan kulahayn Maamulka koonfur Galbeet taasna waxaa lagu heli karaa in si dhab ah loo wada hadlo loona raadsho xuquudaas wada Alaale wadadii ay jirtana laqaado.<\/p>\n

5. Beesha waxay kaloo Dagtaa Magaalada Baardheere ee gobalka Gado waxayna kulumisay xaquuq ay kuleedahay Maamulka Juba Land ee Kismaayo, waxaa loo baahayhay inay hesho Beesha xuquuqdii ay kulaheed Maamulka Juba Land ee Degmada Bardheere oo ay beeshu ka degto dhawr tuulo.<\/p>\n

F.G. waxaan kula dar daarmayaa Bulshada Qeebaheeda Kala Duwan ee Beel waynta Shanta Caleemoot oo ah shan Qabiil oo waa wayn oo lagu tirsho Qabiilada yar yarka inay katashato aayaheeda ayna u istaagto sidii ay uhormarin laheet Dageenkeeda ayna uheli lahayt wax alaale waxii xaquuq ah ay kulahaayeen dawlada Dhexe iyo Maamulka Koonfur Galbeet iyo kan Juba Landaba.<\/p>\n

Diyaariyay Golaha Aqoonyahana Degmada Wanle Weyn<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Cabasho badan ay Qabaan Bulshada kala duwan ee beel waynta Shanta caleemoot ayay usoo Gudbiyeen sida soo socota. 1. Beel waynta Shanta caleemoot waxaa lagu qadiyay Tirada Xildhibaanada Qaranka ee ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaalida taasoo ay xuquuq ahaan ulahaayeen 5 Xildhibaan ama 6 xildhibaan meesha laga siiyay 3 xildhibaan maxaa yeelay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5u8","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21088"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21088"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21088\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}