{"id":21082,"date":"2015-06-15T14:01:03","date_gmt":"2015-06-15T14:01:03","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=21082"},"modified":"2015-06-15T14:01:03","modified_gmt":"2015-06-15T14:01:03","slug":"jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/06\/15\/jaaliyadaha-dibada-ee-kasoo-jeeda-shabeelaha-hoose-oo-kasoo-horjeestey-qaabka-loo-sameeyey-maamulka-degmada-marka-iyo-afgooye\/","title":{"rendered":"Jaaliyadaha Dibada ee Kasoo Jeeda Shabeelaha hoose oo Kasoo Horjeestey Qaabka Loo Sameeyey Maamulka Degmada Marka Iyo Afgooye"},"content":{"rendered":"

\"shabelaha<\/a>Kulan dhinaca telfoonada oo ay isugu yimaadeen Qurbo joogta kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa si cad kaga soo horjeestey maamulka uu shariif xasan shaley kaga dhawaaqey degmada afgooye kaasoo ahaa maamul loo magacaabey degmada marka iyo degmada afgooye.<\/p>\n

Maamulkan cusub ee degmada Marka iyo afgooye loo magacaabay ayaa waxaa qeyb ka ah kooxihii dulaanka ku ahaa gobolka shabeele in mudo ahna ku gumaadayey shacabka gobolka taasoo sida muuqata looga dhigey abaal marin in maamulka lagu soo daro.<\/p>\n

Qurbo joogtan ayaa waxaa ay sheegeen in sida muuqada uu gobolkii shabeelaha hoose faraha kasii baxaayo taasoo ay masuuliyadiisa qaadi doonaan odey dhaqameedyada iyo shariif xasan maadaama ay labadoodaba ku hishiiyeen in gobolka uu noqdo gobol ay cid kasta leedahay gobolada kale ee dalkana uu noqdo gobolo dadkii lahaa ay leeyihiin.<\/p>\n

Qurbo joogta ayaa waxaa ay shacabka gobolka shabeelaha hoose ugu baaqeen in ay u istaagaan xuquuqdooda kana hadlaan wixii dhib ah ee uu maamullka shariif ku hayo gobolkooda.<\/p>\n

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa ay fariin u direen hormuudka maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose waxaana ay ugu baaqeen iney ka waantoobaan xaqdarada ay ka wadaan gobolka shabeelaha hoose deegaanka waxaa wax ku leh qofkii u dhashey dhamaan maamulada laga sameeyey dalka somaliya waxaa uu ku saleysan yahay u dhashey kuma saleysna ku dhashey iyo anaa qabsadey.<\/p>\n

Si kastaba arintu ha ahaatee dhibaatadan aan dhamaadka laheyn ee heysata gobolka shabeelaha hoose ayaa ah mid mar hore soo bilaabatey maadaama dadka ku dhaqan gobolka shabeelaha hosse ay yihiin dad nabada jecel isla markaana ku fiican soo dhaweyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Kulan dhinaca telfoonada oo ay isugu yimaadeen Qurbo joogta kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa si cad kaga soo horjeestey maamulka uu shariif xasan shaley kaga dhawaaqey degmada afgooye kaasoo ahaa maamul loo magacaabey degmada marka iyo degmada afgooye. Maamulkan cusub ee degmada Marka iyo afgooye loo magacaabay ayaa waxaa qeyb ka ah kooxihii dulaanka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5u2","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21082"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21082"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21082\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}