{"id":20842,"date":"2015-05-29T14:31:21","date_gmt":"2015-05-29T14:31:21","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=20842"},"modified":"2015-05-29T14:31:21","modified_gmt":"2015-05-29T14:31:21","slug":"daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/05\/29\/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye\/","title":{"rendered":"Daawo: Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Dhex Muuqda Caleemasaarka Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye"},"content":{"rendered":"

\"ing<\/a>Wasiiro iyo xildhibaano kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa maalintii shaley waxaa ay ka qeyb galeen xaflad lagu caleema saarayey malaaq cusub oo loo sameynayo wax loogu magac darey malaaqa Xamar iyo Xamar daye.<\/p>\n

Arintan ayaa waxaa ay noqoneysaa arin ku sucub umada somaliyeed maadaama malaaq iyo suldaan markii hore uu ahaan jiriey horjooge qabiil halaka maanta loogu caleema saarayo qof malaaq u noqon doona xamar iyo xamar daye.<\/p>\n

Caleemasaarkan ayaa waxaa ka dhex muuqdey wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Ing Saalah Sheekh iyo gudomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdulkhadir Siidi, Xildhibaan Dhuxulow gudoomiyaha gpbolka banaadir iyo qaar kaloo badan.<\/p>\n