{"id":20801,"date":"2015-05-25T11:35:56","date_gmt":"2015-05-25T11:35:56","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=20801"},"modified":"2015-05-25T11:35:56","modified_gmt":"2015-05-25T11:35:56","slug":"ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/05\/25\/ciidamo-beeleedyadii-ku-labisnaa-dareysa-ciidanka-dowlada-oo-isaga-soo-cararey-deegaanka-janaale\/","title":{"rendered":"Ciidamo Beeleedyadii Ku Labisnaa Dareysa Ciidanka Dowlada oo Isaga Soo Cararey Deegaanka Janaale"},"content":{"rendered":"

\"tiyeeglow\"<\/a>Ciidammo ku labisan dareeska dowlada dowladda Soomaaliiya oo u shaqeynayey qaab beeleed dhibaato xoogana ku hayey dadka deegaanka janaale ee shabeelaha hoose ayaa la sheegay inay isaga baxeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo la sheegay inay deegaankaas ka jirto xaalad kacsanaan ah.<\/p>\n

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay shalay gellinkii dambe illaa xalay isaga baxayeen deegaankaas, waxaana dadka deegaanka sheegeen in deegaanka aysan wax ciidamo ah ku sugneyn haatan.<\/p>\n

Jannaale oo ah dhul beeraley ah ayaa waxaa ka taaga xiisado u dhexeeya dadka deegaanka iyo kooxo sheeganaya iney yihiin ciidanka dowlada isla markaana qaab beeleed isku soo urursadey.<\/p>\n

Si kastaba arintu ha ahaatee gobolka shabeelaha hoose ayaa ah gobol ay dhibaato weyn ku hayaan koxo kasoo kicitimey gobolada kale si ay xoog ugu qabsadaan beerahoodana ula wareegaan.<\/p>\n

Illaa hadda lama oga sababta ay ciidamada dowladda Somalia uga baxeen Jannaale; sidoo kalena kama aysan hadlin saraakiisha ciidamada sababta ay uga baxeen ciidamada dowladda deegaanka Jannaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ciidammo ku labisan dareeska dowlada dowladda Soomaaliiya oo u shaqeynayey qaab beeleed dhibaato xoogana ku hayey dadka deegaanka janaale ee shabeelaha hoose ayaa la sheegay inay isaga baxeen deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo la sheegay inay deegaankaas ka jirto xaalad kacsanaan ah. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay shalay gellinkii dambe illaa xalay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5pv","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20801"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20801"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20801\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}