{"id":20684,"date":"2015-05-20T11:22:09","date_gmt":"2015-05-20T11:22:09","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=20684"},"modified":"2015-05-20T11:22:09","modified_gmt":"2015-05-20T11:22:09","slug":"daawo-zakariye-oo-wareysi-siiyey-idaacada-bbcda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/05\/20\/daawo-zakariye-oo-wareysi-siiyey-idaacada-bbcda\/","title":{"rendered":"Daawo Zakariye oo Wareysi Siiyey Idaacada BBCda"},"content":{"rendered":"

\"zakariye\"<\/a>Zakariye oo ka mid ahaa hogaamiye sare ee ururka Al Shabaab ayaa waxa uu waraysi uu siiyay laanta warbaahinta ee BBC-da isaga oo ku sugan xarunta uu kaga sugan yahay magaalada muqdisho, sheegya in al shabaab ay ka weecatay wadadii loo aas aasy.<\/p>\n

Zakariye Axmed ayaa Al Shabaab ugu baaqay in ay joojiso dilalka iyo qarxinta ay u gaystaan shacabka aan waxba galabsan.<\/p>\n