{"id":20374,"date":"2015-05-03T13:47:18","date_gmt":"2015-05-03T13:47:18","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=20374"},"modified":"2015-05-03T13:47:18","modified_gmt":"2015-05-03T13:47:18","slug":"dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-sid-cad-uga-soo-horjeestey-heshiiskii-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/05\/03\/dhegeyso-cabdi-qeybdiid-oo-sid-cad-uga-soo-horjeestey-heshiiskii-garowe\/","title":{"rendered":"Dhegeyso Cabdi Qeybdiid oo Sid Cad uGa Soo HOrjeestey Heshiiskii Garowe"},"content":{"rendered":"

\"cabdi-qeybdiid\"<\/a>Madaxweynaha Maamulka Galmudug C\/qaybdiid ayaa dhibaato ku tilmaamay heshiiskii shalay Magaalada Garoowe ee Puntland ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada dalka.<\/p>\n

C\/qaybdiid wuxuu sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid dhibaato iyo carqalad hor leh abuuraya, isaga oo intaasi raaciyay hadalkiisa in tani ay abuureyso jawi kale.<\/p>\n

Wuxuu sheegay Qaybdiid Gobolada Dhexe 80% inay dagaan dad hoostagga Maamulka Galmudug, halka 20% uu sheegay inay degaan dad reer Puntland ah.<\/p>\n

Heshiiskii shalay ay wada gaareen Dowladda iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa qodobka ku aadan Maamul u dhisida Gobolada Dhexe wuxuu dhigaayay sidan qodobka, C) Ergooyin ka socda gobolka Mudug qaybta Puntland lagama qaybgelin karo shirka maamul u samaynta Gobollada Dhexe.<\/p>\n

cabdi qeybdiid<\/a><\/strong><\/p>\n

Halkan Hoose Kaga dhegeyso Mobilkada<\/strong><\/p>\n

cabdi qeybdiid mobil<\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C\/qaybdiid ayaa dhibaato ku tilmaamay heshiiskii shalay Magaalada Garoowe ee Puntland ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada dalka. C\/qaybdiid wuxuu sheegay in heshiiskaasi uu yahay mid dhibaato iyo carqalad hor leh abuuraya, isaga oo intaasi raaciyay hadalkiisa in tani ay abuureyso jawi kale. Wuxuu sheegay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5iC","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20374"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20374"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20374\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}