{"id":20233,"date":"2015-04-24T11:18:07","date_gmt":"2015-04-24T11:18:07","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=20233"},"modified":"2015-04-24T11:18:07","modified_gmt":"2015-04-24T11:18:07","slug":"aqriso-dicreeto-kasoo-baxdey-gudoonka-baarlamaanka-oo-ay-ku-diidan-yihiin-in-gobolka-banadir-uu-raaco-maamul-goboleed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/04\/24\/aqriso-dicreeto-kasoo-baxdey-gudoonka-baarlamaanka-oo-ay-ku-diidan-yihiin-in-gobolka-banadir-uu-raaco-maamul-goboleed\/","title":{"rendered":"Aqriso Dicreeto Kasoo Baxdey Gudoonka Baarlamaanka oo ay Ku Diidan Yihiin in Gobolka Banadir uu Raaco Maamul Goboleed"},"content":{"rendered":"

\"guddoon-baarlaman\"<\/a>Gudoonka baarlamaanka ayaa waxaa uu qoraal kasoo saarey kaasoo ay beryahan isku heysteen gudoonka baarlamaanka iyo mid ka mida guddoomiyeyaasha guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka iyadoo markan la isku hayo maqaamka caasimada Muqdisho iyo inay ku biiri karto maamaul goboleedyada.<\/p>\n

Waxaa hore u soo baxay warar sheegaya in Gobolka Banaadir lagu darayo gobolada Sh\/Dhexe iyo Hiiraan ayna noqon doonaan hal maamul goboleed, arrintan oo madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay guddi ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka ee degaanadaasi ka soo jeeda, waxay jawaab celin kulul uga timid dhinacyo kala duwan oo ay ugu horeeyaan guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n

Dicreetadan ayaa ku wada saxiixan Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Jeylaani Nuur Iikar iyo Gudoomiye kuxigeen labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdale Cawad.<\/p>\n

\"dikreeto-jawaari\"<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Gudoonka baarlamaanka ayaa waxaa uu qoraal kasoo saarey kaasoo ay beryahan isku heysteen gudoonka baarlamaanka iyo mid ka mida guddoomiyeyaasha guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka iyadoo markan la isku hayo maqaamka caasimada Muqdisho iyo inay ku biiri karto maamaul goboleedyada. Waxaa hore u soo baxay warar sheegaya in Gobolka Banaadir lagu darayo gobolada Sh\/Dhexe iyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5gl","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20233"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20233"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20233\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}