{"id":20214,"date":"2015-04-23T11:38:18","date_gmt":"2015-04-23T11:38:18","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=20214"},"modified":"2015-04-23T11:38:18","modified_gmt":"2015-04-23T11:38:18","slug":"dhegeyso-gudoomiye-ku-xigeenka-dhanka-maaliyada-iyo-maamulka-degmada-mahadaay-oo-ka-warbixiyey-fatahada-webiga-shabeele","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/04\/23\/dhegeyso-gudoomiye-ku-xigeenka-dhanka-maaliyada-iyo-maamulka-degmada-mahadaay-oo-ka-warbixiyey-fatahada-webiga-shabeele\/","title":{"rendered":"Dhegeyso:-Gudoomiye ku-xigeenka Dhanka Maaliyada ee Maamulka Degmada Mahadaay oo Ka Warbixiyey Fatahada Webiga Shabeele"},"content":{"rendered":"
<\/a>Gudoomiyaha ku-xigeenka dhanka maaliyada ee maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Sh\/dhexe Max’ed Bashiir daqare oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Wabiga Shabelle mudo seddex maalmood ah Fatahaad uu ka wado deegaano ka tirsan degmada Mahadaay.<\/p>\n Wuxuu sheegay in dad badan guryahooda ay kaga barakaceen biyaha Fatahaada,qaarkoodna hada ay ku nool yihiin guryo La\u2019aan.<\/p>\n