{"id":19824,"date":"2015-03-30T12:00:13","date_gmt":"2015-03-30T12:00:13","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19824"},"modified":"2015-03-30T12:00:13","modified_gmt":"2015-03-30T12:00:13","slug":"dhegayso-ergada-beesha-mariixaan-oo-filawaa-ku-noqotay-saamiga-ay-ka-helidoonaan-baarlamaanka-juba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/30\/dhegayso-ergada-beesha-mariixaan-oo-filawaa-ku-noqotay-saamiga-ay-ka-helidoonaan-baarlamaanka-juba\/","title":{"rendered":"Dhegayso..Ergada beesha Mariixaan oo filawaa ku noqotay saamiga ay ka helidoonaan baarlamaanka Juba"},"content":{"rendered":"
\"been\"<\/a><\/div>\n
<\/div>\n
<\/div>\n
<\/div>\n
<\/div>\n
<\/div>\n
<\/div>\n
<\/div>\n
Maalmahii ugu dambeeyey ayaa magaalada Kismaayo waxaa ka soconayey shirar iyo kulamo halkaasi ay ku leeyihiin Ergooyin kala matalaya Gobolada J\/hoose,J\/dhexe iyo Gedo,iyadoo ujeedkuna uu yahay sidii Beelaha dega Degmooyinka Goboladaasi ay ugu heshiin lahaayeen Xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee uu yeelanayo Maamulka waxa loogu yeero KMG ee Jubba.<\/div>\n
<\/div>\n
Nabadoon,Daahir Aden Garey oo ka mid ah Odoyaasha beesha Mariixaan ee ku sugan Magaalada Kismaayo oo la hadlayey Warbaahinta Wadajir \u00a0ayaa ku dooday\u00a0qaabka loo xulayo Xubnaha Baarlamaanka ee Jubboland in ay ka jirto cadaalad daro iyo wax is dabamarin,isagoona ku eedeeyey Maamulka Jubba iyo IGAD in ay ku heshiiyeen Gobolka Gedo oo ka kooban ilaa 9 degmo,in ay ka dhigeen ilaa 6 degmo,islamarkaana ay abaabuleen Beelo aan degin Gobolka in ay ka qeyb galaan qaabka wax qeybsiga waa siduu hadalka u dhigaye.<\/div>\n
<\/div>\n
Qayla dhaanta nabadoonka ayaa waxay imaanaysaa iyadoo beesha Mariixaan ay weyday kuraastii\u00a0ay ka filaysay gobolka Gedo kadib kolkii beelaha Digil iyo Mirifle kula xisaabtameen deegaan Tuulo tuulo.<\/div>\n
<\/div>\n
Halkan ka dhegaysoWareysi dheer oo ku saabsan Ergada Gobolka Gedo ee ku sugan Kismaayo oo ka cabanaysa Cadaalad daro<\/a><\/div>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Maalmahii ugu dambeeyey ayaa magaalada Kismaayo waxaa ka soconayey shirar iyo kulamo halkaasi ay ku leeyihiin Ergooyin kala matalaya Gobolada J\/hoose,J\/dhexe iyo Gedo,iyadoo ujeedkuna uu yahay sidii Beelaha dega Degmooyinka Goboladaasi ay ugu heshiin lahaayeen Xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee uu yeelanayo Maamulka waxa loogu yeero KMG ee Jubba. Nabadoon,Daahir Aden Garey oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-59K","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19824"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19824"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19824\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}