{"id":19716,"date":"2015-03-21T16:41:16","date_gmt":"2015-03-21T16:41:16","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19716"},"modified":"2015-03-21T16:41:16","modified_gmt":"2015-03-21T16:41:16","slug":"dhegeyso-alshabab-iyo-ciidamada-dowlada-oo-maanta-ku-dagaalamey-deegaanka-goof-gaduud-ee-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/21\/dhegeyso-alshabab-iyo-ciidamada-dowlada-oo-maanta-ku-dagaalamey-deegaanka-goof-gaduud-ee-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Dhegeyso:- Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Maanta Ku Dagaalamey Deegaanka Goof-Gaduud ee Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"

\"baydhaboo\"<\/a>Wararka ka imaanaya Degaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Saaka halkaa uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab.<\/p>\n

Guddoomiyaha Degaanka Goofgaduud Axmed Aadan Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Al-shabaab ay Weerar ku soo qaadeen Ciidamada Dowladda ,waxuuna tilmaamay in ay iska Caabiyeen.<\/p>\n

Ilaa hada ma jirto Wax war ah oo ka soo baxay dhanka Dagaalameyaasha Al-shabaab oo ku Aadan Dagaalka ka dhacay Degaanka Goofgaduud.<\/p>\n

Gudomiayaha Goofgaduud<\/a><\/strong><\/p>\n

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/strong><\/p>\n

Gudomiayaha Goofgaduud Mobil<\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka ka imaanaya Degaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Saaka halkaa uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab. Guddoomiyaha Degaanka Goofgaduud Axmed Aadan Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Al-shabaab ay Weerar ku soo qaadeen Ciidamada Dowladda ,waxuuna tilmaamay in ay iska Caabiyeen. Ilaa hada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-580","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19716"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19716"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19716\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}