{"id":19705,"date":"2015-03-21T16:43:11","date_gmt":"2015-03-21T16:43:11","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19705"},"modified":"2015-03-21T16:43:11","modified_gmt":"2015-03-21T16:43:11","slug":"daawo-siyaasi-cabdullaahi-leesto-oo-ka-jawaabey-eedey-kol-dhaweyd-kaga-timid-alshabab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/21\/daawo-siyaasi-cabdullaahi-leesto-oo-ka-jawaabey-eedey-kol-dhaweyd-kaga-timid-alshabab\/","title":{"rendered":"Daawo:- Siyaasi Cabdullaahi Leesto oo Ka Jawaabey Eedey Kol Dhaweyd Kaga Timid Alshabab"},"content":{"rendered":"

\"leesto\"<\/a>Warbaahinta Al-Shabaab ayaa kol dhow video ay soo duubtey waxaa ay kusoo bandhigtey in Siyaasiga C\/laahi Maxamed Idiris (Leesto) uu gacan ka geystay Dilka Sarkaal Shabaab ah oo Diyaaradaha Donoreska Mareykanka dileen.<\/p>\n

Hadaba waxaa eedeyntaas ka jawaabay Siyaasiga C\/laahi Maxamed Idiris (Leesto) oo sheegay inuusan ka danbeyn dilka Sarkaalkii ka tirsanaa Al-Shabaab ee lagu magacaabi jiray Sahal Isku-dhuuq.<\/p>\n