{"id":19602,"date":"2015-03-12T12:16:53","date_gmt":"2015-03-12T12:16:53","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19602"},"modified":"2015-03-12T12:16:53","modified_gmt":"2015-03-12T12:16:53","slug":"faafhfaahin-dheeri-ah-oo-kasoo-baxeysa-weerarkii-maanta-ka-dhacay-xarunta-madaxtooyada-ee-magalada-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/12\/faafhfaahin-dheeri-ah-oo-kasoo-baxeysa-weerarkii-maanta-ka-dhacay-xarunta-madaxtooyada-ee-magalada-baydhaba\/","title":{"rendered":"Faafhfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Weerarkii Maanta Ka Dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Magalada Baydhaba"},"content":{"rendered":"

\"baydhaboo\"<\/a>Weerarkan ayaa socday ku dhawaad saacad ah ayaa ugu dambeyntii Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Dowladda Soomaaliya waxay ku guuleysteen inay soo afjaraan weerarkaasi oo ahaa mid qorsheysnaa oo Al-Shabaab ku qaaday xarunta Madaxtooyada koonfur galbeed ee Magaalada Baydhabo.<\/p>\n

Weerarka ayaa markii hore ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo ku qarxay agagaarka Madaxtooyada Baydhabo.<\/p>\n

Wararka ayaa waxay sheegayaan in ragga weerarka soo qaaday ay ahaayan ilaa 3 ruux isla markaana dhamaantood ku dhinteen weerarkaas.<\/p>\n

Saddexda nin ee weerarka soo qaaday ayaa waxay ahaayan kuwa aad u hubeysanaa, waxayna dagaal adag la galeen ciidamada ilaalada ka ahaa xarunta madaxtooyada ilaa iyo intii gurmad adag ka soo gaarayay ilaalada madaxtooyada aad ayay u dagaalamayan.<\/p>\n

Shariif Xasan oo ku sugnaa xarunta weerarka lagu soo qaadey ayaa warbaahinta\u00a0 u sheegay inuu bad qabo oo wax dhibaato ah soo gaarin, isla markaana weerarkaani uusan wax baqdin ah ku beeri doonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Weerarkan ayaa socday ku dhawaad saacad ah ayaa ugu dambeyntii Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Dowladda Soomaaliya waxay ku guuleysteen inay soo afjaraan weerarkaasi oo ahaa mid qorsheysnaa oo Al-Shabaab ku qaaday xarunta Madaxtooyada koonfur galbeed ee Magaalada Baydhabo. Weerarka ayaa markii hore ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo ku qarxay agagaarka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-56a","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19602"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19602"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19602\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}