{"id":19570,"date":"2015-03-09T14:04:09","date_gmt":"2015-03-09T14:04:09","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19570"},"modified":"2015-03-09T14:04:09","modified_gmt":"2015-03-09T14:04:09","slug":"dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/09\/dhegayso-maamulka-juba-oo-sheegay-in-gobolka-gedo-uu-ka-kooban-yahay-6degmo-oo-kaliya\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Maamulka Juba oo sheegay in gobolka Gedo uu ka kooban yahay 6degmo oo kaliya"},"content":{"rendered":"

\"geedo\"<\/a>Magaalada Kismaayo waxaa ka socda qorshe lagu soo xulayo baarlamaanka maamulka Juba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe.<\/p>\n

Hadaba halka haatan ay marayso howsha xulista baarlamaanka ayaa wariyaheena Axmed Cumar Saalixi wuxuu ka wareestay Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka gobalka Gedo.<\/p>\n

Ugaaska oo ka hadlay dhinacyada iyo weliba waxyaabaha laysku haya ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in maamulka Axmed Madoobe ee Juba laga dhaadhicin waayay in gobolka Gedo uu sagaal degmo ka koobanyahay.<\/p>\n

Halkan ka dhegaysougaas maxamed xasan yarow<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Magaalada Kismaayo waxaa ka socda qorshe lagu soo xulayo baarlamaanka maamulka Juba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe. Hadaba halka haatan ay marayso howsha xulista baarlamaanka ayaa wariyaheena Axmed Cumar Saalixi wuxuu ka wareestay Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka gobalka Gedo. Ugaaska oo ka hadlay dhinacyada iyo weliba waxyaabaha laysku haya […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-55E","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19570"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19570"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19570\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}