{"id":19507,"date":"2015-03-06T14:43:27","date_gmt":"2015-03-06T14:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19507"},"modified":"2015-03-06T14:43:27","modified_gmt":"2015-03-06T14:43:27","slug":"dhiibo-codkaada-ma-u-maleysaa-in-siyaasiyiinta-digil-iyo-mirifle-ay-u-diyaar-garoobeen-doorashada-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/06\/dhiibo-codkaada-ma-u-maleysaa-in-siyaasiyiinta-digil-iyo-mirifle-ay-u-diyaar-garoobeen-doorashada-2016\/","title":{"rendered":"Dhiibo Codkaada: Ma u Maleysaa In Siyaasiyiinta Digil Iyo Mirifle Ay U Diyaar Garoobeen Doorashada 2016"},"content":{"rendered":"

\"hiigsiga\"<\/a>Ayadoo ay in ka yar 20 bilood ay ka harsan tahay mudadii loo qabtey dhaqan gelinta waxa loogu yeero heegsiga cusub (New Deal)<\/strong> ayaa hadana waxaa muuqata in deyro iyo rajaba aya kasoo yeerayaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta somaliyeed iyo waliba masuuliyiin hey;adaha kala gedisan ee haatan ka wada gudaha dalka somaliya dib usoo nooleynta dowladii somaliyeed ee burburtey aydoo loo marayo wada cad oo ku qeexan nidaamka loo yaqaan hiigsiga cusub (new deal)<\/strong>.<\/p>\n

hadaba kolka aanu eegno nidaamka new deal ayaa waxaa ku cad in 2016ay dalka ka dhici doonto doorashooo one man one vote ah hadii ay taa dhici weydo bedelkeedana ay howsha siyaasada dalka fara loo gelin doono madaxda maamul goboleedyada dalka oo ayagana la filayo iney guud ahaan dhismaan inta ka horeysa 2016.<\/p>\n

Hadaba suaasha isweydiinta leh waxaa ay tahay siyaasiyiinta koonfur galbeed somaliya amaba hadaan si kalaba u dhigo siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle ma u diyaarsan yihiin labadan qaab aynu kor ku sheegney ee siyaasada dalka somaliya geli doonta.<\/p>\n

\"hiigsiga\"<\/a><\/p>\n

\u00a0[poll id=”8″]<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ayadoo ay in ka yar 20 bilood ay ka harsan tahay mudadii loo qabtey dhaqan gelinta waxa loogu yeero heegsiga cusub (New Deal) ayaa hadana waxaa muuqata in deyro iyo rajaba aya kasoo yeerayaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta somaliyeed iyo waliba masuuliyiin hey;adaha kala gedisan ee haatan ka wada gudaha dalka somaliya dib usoo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-54D","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19507"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19507"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19507\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}