{"id":19505,"date":"2015-03-06T13:09:28","date_gmt":"2015-03-06T13:09:28","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19505"},"modified":"2015-03-06T13:09:28","modified_gmt":"2015-03-06T13:09:28","slug":"daawo-gudomiyaha-xisbiga-cadaala-maxamauud-axmed-nuurtarzan-oo-sheegey-in-xukuumada-ay-ku-dhistey-xaqdaro-maamulka-koonfur-galbeed-ee-3da-gobol-iyo-midka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/06\/daawo-gudomiyaha-xisbiga-cadaala-maxamauud-axmed-nuurtarzan-oo-sheegey-in-xukuumada-ay-ku-dhistey-xaqdaro-maamulka-koonfur-galbeed-ee-3da-gobol-iyo-midka-jubaland\/","title":{"rendered":"Daawo:- Gudomiyaha Xisbiga Cadaala Maxamauud Axmed NuurTarzan oo Sheegey In Xukuumada Ay Ku Dhistey Xaqdaro Maamulka Koonfur Galbeed Ee 3da Gobol Iyo Midka Jubaland"},"content":{"rendered":"

\"tarsan\"<\/a>Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga cadaala Maxamauud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadley qaabka loo dhisey maamulka 3da gobol ee Koonfur Galeed iyo midka Jubaland saasina aysan habooneyn hadii la doonayo in somaliya la rabo in laga helo nabad waarta bal nala daawada hadaladii uu ku hadley Tarsan.<\/p>\n