{"id":19484,"date":"2015-03-05T13:58:27","date_gmt":"2015-03-05T13:58:27","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19484"},"modified":"2015-03-05T13:58:27","modified_gmt":"2015-03-05T13:58:27","slug":"ganacsato-xoolahoodii-lagu-bililiqeystey-koonfur-africa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/05\/ganacsato-xoolahoodii-lagu-bililiqeystey-koonfur-africa\/","title":{"rendered":"Ganacsato Xoolahoodii Lagu Bililiqeystey Koonfur Africa"},"content":{"rendered":"

\"konfur<\/a>Wararka aynu ka heleyno dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in ganacsatada Soomaaliyeed ee dhawaan Hantidooda lagu boobay deegaano Hoostaga magaalada Cape Town dib u bilaabeen howlahooda ganacsi oo mudo Hakad ku jiray.<\/p>\n

Deegaanka phillipi oo inta badan ganacsatada boobka loogu geystay ayaa hada ah u muuqda mid dib ganacsigii Soomaalida ugu soo laabanaya,waxaana la arkayaa xarumo dhowr ah oo horay boob loogu geystay oo hada furan.<\/p>\n

Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa hada ku mashquulsan sidii ay u horay ugu sii wadan lahaayeen ganacsigooda,iyagoo feejigan.<\/p>\n

Zakariye Maxamed Maxamuud waxaa uu ka mid ahaa dhalinyarada Soomaalida ee ka shaqeynayay xaafada pillipi 24-kii bishii lasoo dhaafay waxaa uu nasiib u yeeshay in uu ka badbaado dukaankiisa oo ay dab qabad siiyeen boqolaal shacab south africaan ah oo careysnaa .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka aynu ka heleyno dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in ganacsatada Soomaaliyeed ee dhawaan Hantidooda lagu boobay deegaano Hoostaga magaalada Cape Town dib u bilaabeen howlahooda ganacsi oo mudo Hakad ku jiray. Deegaanka phillipi oo inta badan ganacsatada boobka loogu geystay ayaa hada ah u muuqda mid dib ganacsigii Soomaalida ugu soo laabanaya,waxaana la arkayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-54g","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19484"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19484"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19484\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}