{"id":19459,"date":"2015-03-03T15:28:25","date_gmt":"2015-03-03T15:28:25","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19459"},"modified":"2015-03-03T15:28:25","modified_gmt":"2015-03-03T15:28:25","slug":"war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/03\/war-deg-deg-ah-shariif-xasan-oo-madoobe-nuunoow-u-magacaabay-wasiirka-xanaanada-xoolaha\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah…Shariif Xasan oo Madoobe Nuunoow u magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha"},"content":{"rendered":"

\"bay4<\/a>War hada naga soo gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxa ay ku waramayaan inuu haatan Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku dhawaaqay intii ka harsanayd golihiisa wasiirada ee maamulka Koonfurgalbeed sedexda gobol.<\/p>\n

Xubnaha cusub ee uu maanta uu magacaabay Shariif Xasan waxaa ka mid ah Madoobe Nuunoow Maxamed oo ahaa Madaxweynihii Maamulka Koonfurgalbeed Lix gobol oo loo magacaabay Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha,Wasiirka Haweenka oo loo magacaabay Faay Yareey iyo Faadumo Maxamed Xuseen(Faayoow) oo loo magacaabay Wasiirka Wasaarada Jaaliyadaha KoonfurGalbeed ee sedexda gobol ee Dibada.<\/p>\n

Wixii war ah ee kasoo kordhana kala soco Daafeet.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

War hada naga soo gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxa ay ku waramayaan inuu haatan Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku dhawaaqay intii ka harsanayd golihiisa wasiirada ee maamulka Koonfurgalbeed sedexda gobol. Xubnaha cusub ee uu maanta uu magacaabay Shariif Xasan waxaa ka mid ah Madoobe Nuunoow Maxamed oo ahaa Madaxweynihii Maamulka Koonfurgalbeed […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-53R","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19459"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19459"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19459\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}