{"id":19454,"date":"2015-03-03T14:54:29","date_gmt":"2015-03-03T14:54:29","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19454"},"modified":"2015-03-03T14:54:29","modified_gmt":"2015-03-03T14:54:29","slug":"jabhada-xoreynta-gosha-oo-war-kasoo-saartay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/03\/03\/jabhada-xoreynta-gosha-oo-war-kasoo-saartay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Jabhada xoreynta Gosha oo dib-u-xoreyn ka bilowday Gosha"},"content":{"rendered":"

\"nasiibbunda\"<\/a>Jabhad cusub oo xaq u dirir ah ayaa ka dillacday magaalada Kismaayo, waxayna soo saartay warkeeedii ugu horreeyey oo sidan uqonaa:-<\/p>\n

Magacayga waa kabtan Juma Shongolo, oo joogaa magaalada Kismaayo. Waxaana ahay hoggaamiyaha urur cusub oo la yiraahdo Gosha Liberation Front.<\/p>\n

Dulmiga ka socda Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ee dhibka loogu geysanayo dadka reer goleedka darteed waxaan maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaynaa inaan bilowney kacdoon hubeysan oo dadkeena lagu xoreynayo oo laga bilaabo Kismaayo oo aha xarunteena ilaa dhulka kale ee Jubbooyinka oo aan degno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Jabhad cusub oo xaq u dirir ah ayaa ka dillacday magaalada Kismaayo, waxayna soo saartay warkeeedii ugu horreeyey oo sidan uqonaa:- Magacayga waa kabtan Juma Shongolo, oo joogaa magaalada Kismaayo. Waxaana ahay hoggaamiyaha urur cusub oo la yiraahdo Gosha Liberation Front. Dulmiga ka socda Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ee dhibka loogu geysanayo dadka reer […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-53M","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19454"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19454"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19454\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}