{"id":19226,"date":"2015-02-16T21:30:28","date_gmt":"2015-02-16T21:30:28","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19226"},"modified":"2015-02-16T21:30:28","modified_gmt":"2015-02-16T21:30:28","slug":"dhegayso-shirar-iska-soo-horjeeda-oo-ka-kala-socda-garbahaarey-iyo-doolowbaay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/02\/16\/dhegayso-shirar-iska-soo-horjeeda-oo-ka-kala-socda-garbahaarey-iyo-doolowbaay\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Shirar iska soo horjeeda oo ka kala socda Garbahaarey iyo DoolowBaay"},"content":{"rendered":"
\"wr\"<\/a>Qaban qaabada shirarka iska soo horjeeda ayaa maalmahan waxay ka kala soconayaan Magaalooyinka Garbahaarey iyo Dolowbaay ee Gobolka Gedo,iyadoo maalmahii ugu dambeeyeyna degmooyinkaasi ay kala gaareen Wafuud balaaran oo kasoo jeeda Beesha Mariixaan.<\/div>\n
<\/div>\n
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan DoolowBaay\u00a0ayaawaxay qayb ka yihiin koox qabanqaabo ugu jira qabsoomida shirka dhaca\u00a0degmada DooloowBaay \u00a0oo looga hadlayo soo xulista xubnaha gobolka Gado ku matalidoona baarlammaanka maamulka Axmed Madoobe\u00a0\u00a0ee Jubba, sida uu Wadajir u sheegay Xasan dheere oo ah Wasiirka Caafimaadka ee maamulka Axmed Madoobe\u00a0ee Jubba.<\/div>\n
<\/div>\n
Dhinaca kalena Magaalada Garbahaarey ayaa waxaa ku qul qulaya Ugaasyo,Siyaasiyiin,Waxgarad iyo Odoyaal ,kuwaasi oo dadaal ugu jira qabsoomida Shirka Midnimo 2 oo horey loogu balamay,<\/div>\n
Halkan Riix si aad u dhegaysato<\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Qaban qaabada shirarka iska soo horjeeda ayaa maalmahan waxay ka kala soconayaan Magaalooyinka Garbahaarey iyo Dolowbaay ee Gobolka Gedo,iyadoo maalmahii ugu dambeeyeyna degmooyinkaasi ay kala gaareen Wafuud balaaran oo kasoo jeeda Beesha Mariixaan. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan DoolowBaay\u00a0ayaawaxay qayb ka yihiin koox qabanqaabo ugu jira qabsoomida shirka dhaca\u00a0degmada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-506","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19226"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19226"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19226\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}