{"id":19217,"date":"2015-02-16T13:14:38","date_gmt":"2015-02-16T13:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19217"},"modified":"2015-02-16T13:14:38","modified_gmt":"2015-02-16T13:14:38","slug":"war-deg-deg-afar-ruux-oo-kol-dhaweyd-lagu-diley-meel-ku-dhow-hotel-naasahablood-ee-km4","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/02\/16\/war-deg-deg-afar-ruux-oo-kol-dhaweyd-lagu-diley-meel-ku-dhow-hotel-naasahablood-ee-km4\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Afar Ruux oo Kol Dhaweyd Lagu Diley Meel Ku Dhow Hotel Naasahablood ee KM4"},"content":{"rendered":"

\"breaking<\/a>Kooxo hubeysan ayaa kol dhaweyd waxaa ay 4 qof ku dileen dhowr kalena way ku dhaawacmeen agagaarka Hotel Naasahablood ee KM4.<\/p>\n

Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaariga ay wateen kooxaha hubeysan ay ku hor-gooyeen gaarigii ay dadka la dilay wateen, kadibna ay ku fureen rasaas taasoo keenta yin 4 qof oo ka mid ah kuwii gaariga saarnaa ay halkaas ku geeriyoodaan.<\/p>\n

Rasaasta lagu furay gaariga ayaa la sheegay inay sidoo kale dhaawacyo ka soo gaareen saddex ruux oo kale, iyadoo wararku ay sheegayaan in kooxda hubeysan ay bartilmaa-meedsanayeen mid ka mid ah shaqalaaha garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n

Wali lama Cadeyn Dadka Weerarka loo qoondeeyey lagu dilay wax ay yihiin.<\/p>\n

Ma jirto illaa hadda cid sheegatay inay mas\u2019uul ka tahay weerarkan, iyadoo sidoo kalena aysan hay\u2019adaha amniga dowladdu ka hadlin weerarkan lagu dilay saddexda qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Kooxo hubeysan ayaa kol dhaweyd waxaa ay 4 qof ku dileen dhowr kalena way ku dhaawacmeen agagaarka Hotel Naasahablood ee KM4. Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaariga ay wateen kooxaha hubeysan ay ku hor-gooyeen gaarigii ay dadka la dilay wateen, kadibna ay ku fureen rasaas taasoo keenta yin 4 qof oo ka mid ah kuwii gaariga […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4ZX","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19217"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19217"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19217\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}