{"id":19155,"date":"2015-02-13T13:45:15","date_gmt":"2015-02-13T13:45:15","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19155"},"modified":"2015-02-13T13:45:15","modified_gmt":"2015-02-13T13:45:15","slug":"dowlada-kenya-48-kun-oo-dollar-laba-nin-alshabab-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/02\/13\/dowlada-kenya-48-kun-oo-dollar-laba-nin-alshabab-ah\/","title":{"rendered":"Dowlada Kenya oo Dul Dhigtey 48 Kun oo Dollar Laba Nin Alshabab Ah"},"content":{"rendered":"

\"kenyan\"<\/a>Saraakiisha booliska dalka Kenya ayaa lacag dhan 5 million oo lacagta Kenya ah dul dhigay 2 hogaamiye oo sar sare oo ka tirsan saraakiisha Xarakadda Al-Shabab oo dalka Kenya u dhashay.<\/p>\n

Afhayeenka booliska Kenya Masoud Mwinyi ayaa u sheegay wakaaladda wararka Andalia ee dalka Turkiga inay siinayaan lacag dhan 5 million oo lacagta Kenya ah una dhuganta 48,000 oo Dollarka Maraykanka ah cid kasta oo keenta xog horseedi karta in lasoo xiro labo hogaamiye oo Al-Shabab ka tirsan kuwaasoo uu magacyadooda ku kala sheegay Max\u2019ed Max\u2019ud oo Dulyadeyn loo yaqaan iyo Axmed Iimaan oo Abu Zanira loo yaqaan.<\/p>\n

Labadaan hogaamiye ayaa dawlada Kenya ku eedeysay inay mas\u2019uul ka yihiin weerarada Al-Shabab dalkaasi sida joogtada ah uga geystaan.<\/p>\n

Booliska Kenya waxay aaminsan yihiin in Max\u2019ed Dulyadeyn nin la yiraahdo inuu maamul dagaalamayaal Al-Shabab ka tirsan oo ku sugan qeybo ka mid ah gobolka waxaana uu kasoo jeedaa oo uu ku dhashay magaalada Gaarisa ee gobolka NFD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Saraakiisha booliska dalka Kenya ayaa lacag dhan 5 million oo lacagta Kenya ah dul dhigay 2 hogaamiye oo sar sare oo ka tirsan saraakiisha Xarakadda Al-Shabab oo dalka Kenya u dhashay. Afhayeenka booliska Kenya Masoud Mwinyi ayaa u sheegay wakaaladda wararka Andalia ee dalka Turkiga inay siinayaan lacag dhan 5 million oo lacagta Kenya ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4YX","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19155"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19155"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19155\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}