{"id":19148,"date":"2015-02-12T14:06:00","date_gmt":"2015-02-12T14:06:00","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=19148"},"modified":"2015-02-12T14:06:00","modified_gmt":"2015-02-12T14:06:00","slug":"dagaal-dib-uga-qarxay-degmada-guuraceel-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/02\/12\/dagaal-dib-uga-qarxay-degmada-guuraceel-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Dagaal dib uga Qarxay Degmada Guuraceel ee Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"

\"dagal\"<\/a>Degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud waxaa saacadihii hore ee maanta dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaliya iyo xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca oo labo cisho ka hor la wareegan gacan ku heynta degmada.<\/p>\n

Waxaa la maqlayaa dhawaqa hub culus oo ay dhinacyadu is-dhaafsanayaan, illaa iyo haddana lama oga khasaaraha ka dhashay dagaallka, madaama uu wali soconayo.<\/p>\n

Shacabka ku dhaqan degmada oo labadii cisho ee la soo dhaafnayba siweyn ugu dhag-taagayay waxa ka soo bixi kara abaabulka dagaal ee labada dhinac, ayaa la sheegay in ay ka qaxeen xaafadaha lagu dagaallamayo.<\/p>\n

Ciidamada dowlada oo halkaasi duulaan ku qaadey ayaa iska caabin xoogan kaa kulmey ciidanka Ahlu Sunna ee ku sugan Magaalada Guriceel.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud waxaa saacadihii hore ee maanta dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaliya iyo xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca oo labo cisho ka hor la wareegan gacan ku heynta degmada. Waxaa la maqlayaa dhawaqa hub culus oo ay dhinacyadu is-dhaafsanayaan, illaa iyo haddana lama oga khasaaraha ka dhashay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4YQ","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19148"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=19148"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/19148\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=19148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=19148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=19148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}