{"id":18976,"date":"2015-01-31T14:39:17","date_gmt":"2015-01-31T14:39:17","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18976"},"modified":"2015-01-31T14:39:17","modified_gmt":"2015-01-31T14:39:17","slug":"baarlamaanka-oo-ogolaadey-codsigii-reysulwasaaraha-ee-ahaa-in-10-casho-loogu-daro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/31\/baarlamaanka-oo-ogolaadey-codsigii-reysulwasaaraha-ee-ahaa-in-10-casho-loogu-daro\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka oo Ogolaadey Codsigii Reysulwasaaraha ee Ahaa In 10 Casho Loogu Daro"},"content":{"rendered":"

\"barlaman\"<\/a>Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa u ogaaladay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya codsigiisii ahaa in 10-cisho oo dheeri ah loogu daro si xukuumadiisa oo dhameystiran u horkeeno Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n

Ujeedka maanta oo ahaa in Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Baarlamaanka horgeeyo xukuumadiisa cusub si codka kalsoonida ugu qaadaan ayaan suurta galin,waxaana ra\u2019iisal wasaaraha markuu tagay barqanimadii maanta xarunta Golaha Shacabka hadal uu jeediyay ku codsaday in maalmo dheeri ah la siiyo.<\/p>\n

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa kulankoodii maanta ku bilowday sidii caadada u eheyd buuq iyo sawaxan ka dib markii uu xarunta tagay ra\u2019iisal wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharmarke.<\/p>\n

Ilaa 139 Xildhibaanada ayaa u codeeyay codsiga Ra\u2019iisul Wasaaraha, halka 47 Xildhibaan ay diideen codsigaas, waxaana natiijada ku dhawaaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka oo mar kale sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaruhu uu heysto 10 cisho dheeraad ah oo uu ku soo dhameystirayo Xukuumadiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa u ogaaladay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya codsigiisii ahaa in 10-cisho oo dheeri ah loogu daro si xukuumadiisa oo dhameystiran u horkeeno Baarlamaanka Soomaaliya. Ujeedka maanta oo ahaa in Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Baarlamaanka horgeeyo xukuumadiisa cusub si codka kalsoonida ugu qaadaan ayaan suurta galin,waxaana ra\u2019iisal wasaaraha markuu tagay barqanimadii maanta xarunta Golaha Shacabka hadal […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4W4","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18976"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18976"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18976\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}