{"id":18894,"date":"2015-01-25T14:33:42","date_gmt":"2015-01-25T14:33:42","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18894"},"modified":"2015-01-25T14:33:42","modified_gmt":"2015-01-25T14:33:42","slug":"madaxweynaha-turkiga-oo-maanta-xariga-ka-jarey-cisbitaalka-weyn-ee-digfeer","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/25\/madaxweynaha-turkiga-oo-maanta-xariga-ka-jarey-cisbitaalka-weyn-ee-digfeer\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Turkiga oo Maanta Xariga Ka Jarey Cisbitaalka Weyn ee Digfeer"},"content":{"rendered":"

\"turki\"<\/a>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta markii labaad xarigga ka jaray isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, kaasoo uu shalay oo Sabti ahayd uu si rasmi ah uga jaray xarigga wasiirka caafimaadka Turkiga, Mehmet M\u00fcezzino\u011flu.<\/p>\n

Erdogan ayaa sheegay in mashaariicda ay dowladda Turkiga ugu talo-gashay Somalia ay tahay mid billow ah, isla markaana ay sii socon doonto illaa ay dib u dhisaan Soomaaliya, iyadoo isbitaalka Digfeer loo bixiyay Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n

Wasiirka caafimaadka Turkiga, Mehmet M\u00fcezzino\u011flu oo qayb ka ah wafdiga ayaa isna sheegay in isbitaalo kale ay dib u dhis ku sameyn doonaan, taasoo uu xusay inuu qayb ka yahay dib u dhiska Soomaaliya.<\/p>\n

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayay furitaanka Isbitaal Digfeer ayaa sheegay in Isbitaalkan loogu adeegi doono bulshada Soomaaliyeed, isagoo si weyn ugu mahad-celiyay dowladda Turkiga oo dhistay isla markaana qalabeysay.<\/p>\n

\"turki\"<\/a><\/p>\n

\"turki1\"<\/a><\/p>\n

\"turki2\"<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta markii labaad xarigga ka jaray isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, kaasoo uu shalay oo Sabti ahayd uu si rasmi ah uga jaray xarigga wasiirka caafimaadka Turkiga, Mehmet M\u00fcezzino\u011flu. Erdogan ayaa sheegay in mashaariicda ay dowladda Turkiga ugu talo-gashay Somalia ay tahay mid billow ah, isla markaana ay sii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4UK","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18894"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18894"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18894\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}