{"id":18825,"date":"2015-01-20T12:40:02","date_gmt":"2015-01-20T12:40:02","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18825"},"modified":"2015-01-20T12:40:02","modified_gmt":"2015-01-20T12:40:02","slug":"dhegeyso-hanti-dhowrka-guud-oo-sheegey-in-hanjabaad-kaga-timid-dhinaca-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/20\/dhegeyso-hanti-dhowrka-guud-oo-sheegey-in-hanjabaad-kaga-timid-dhinaca-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Hanti Dhowrka Guud Oo Sheegey In Hanjabaad Kaga Timid Dhinaca Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"

\"NuurJumcaale\"<\/a>Hanti Dhowraha Guud ee DowladafEDERALKA Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Maanta Shir jiraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo diiday Shaqadii uu u hayay Shacabka Soomaaliyeed isla markaan ay istaagtay Shaqadii Xafiiskiisa.<\/p>\n

Waxa uu tilmaamay in Shaqada Xafiiska laga joojiyay Madaxtooyada Muqdisho islamarkaana Shaqaalaha iyo Asagaba loo diiday in ay galaan Xarunta Madaxtooyada, waxa uu sidoo kale eedeen u jeediyay Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada oo uu sheegay in ay dhibaato u geysteen gaari uu watay.<\/p>\n

 <\/p>\n

Hanti dhowrka<\/a><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Hanti dhowrka mobil<\/a><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Hanti Dhowraha Guud ee DowladafEDERALKA Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Maanta Shir jiraa\u2019id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo diiday Shaqadii uu u hayay Shacabka Soomaaliyeed isla markaan ay istaagtay Shaqadii Xafiiskiisa. Waxa uu tilmaamay in Shaqada Xafiiska laga joojiyay Madaxtooyada Muqdisho islamarkaana Shaqaalaha iyo Asagaba loo diiday in ay galaan Xarunta Madaxtooyada, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4TD","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18825"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18825"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18825\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}