{"id":18792,"date":"2015-01-18T15:19:24","date_gmt":"2015-01-18T15:19:24","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18792"},"modified":"2015-01-18T15:19:24","modified_gmt":"2015-01-18T15:19:24","slug":"wadankii-jamhuriyadda-somalia-ee-burburay-yaa-bad-baadin-doono-qore-abdi-sheeq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/18\/wadankii-jamhuriyadda-somalia-ee-burburay-yaa-bad-baadin-doono-qore-abdi-sheeq\/","title":{"rendered":"Wadankii Jamhuriyadda Somalia ee Burburay Yaa bad baadin Doono? Qore: Abdi Sheeq"},"content":{"rendered":"

\"amiin\"<\/a>Su\u2019aasha maanta dad badan ay isweydiinayaan waxay\u00a0 tahay, yaa u maqan Wadankii la dhihi jiray Jamhuuriyadda Somaliya ?\u00a0\u00a0 Cid kasto waxa ay rabtaa in ay burburiyso wadankii la dhihi jiray Jamhuuriyadda Somalida.\u00a0 Labatanka\u00a0 sano ee soo socda, waxaa laga yaabaa in arinta hadii ay\u00a0 sidaan\u00a0 ku sii socoto ay khatar ku jirto jiritaanka Wadanka iyo dadka Somalida.<\/p>\n

Qaar Eithiopia ayey\u00a0 ku biireen si dabdban, \u00a0kowo kale Kenya\u00a0 ayaa laga xukumaa, k uwo kalena\u00a0 Wadamada carabka ayaa been dhegta ugu sheegto oo zakada ka soo gurto, iyo kuwo aan meel heysanin\u00a0 oo wareersan laakiin ku qasbanaan doono inay\u00a0 dhinac raaci doonaan. Waayo biyo iyo dad kaa badan wey ku harqiyaan.\u00a0 Madaxdii\u00a0 ama dhammaan \u00a0hogaamiyeyaashii dalka waad aragteen, waxa ay har iyo habeen ka shaqeeyaan, waa danahooda gaarka ah, kan qoyskooda iyo kan qabiilkooda!\u00a0 Qabiil iyo Qaran meel islama gali karaan, diin iyo diin daro meel ma wadagli karaan, daacad iyo daacad daro meel ma wada geli karaan!<\/p>\n

Waxaan ugu baaqayaa Somalida yar ee waddaniyiinta ah, aniga waxaan ku qiyaasaa\u00a0 kunkii qof \u00a0qof ee Somalida ah hal qof\u00a0 oo daacad ah ayaa ku jira, markaa waxay la mid tahay tobtoka malyan ee lagu qiyaaso Somalida, waxaa ku jira kun qofood qofood oo wadaniyiin ayaa Somalida laga helaa. Markaa intaas qofod awood ma u leeyihiiin inay wax badbaadiyaan? Jawaabta akhristayaasha ayaa la idinka sugayaa.<\/p>\n

Waxaan rabaa inaan cadeeyo aritaan aan kor ku qoray oo ah\u00a0 ma kun qofood\u00a0 ( 1000 qof) keliya ayaa waddanka \u00a0oo dhan daacad u ah? Waayo, aniga waxay iila tahay, hadaan haldlka si kale u qeexo, Somalida 85% waxay ay caabudaan Sanam ama dhagax lagu maqaaco “QABIILKAYGA”<\/strong>\u00a0 waayo, qofka Somaliga ah 99% waxa uu daacad u yahay waa qabiilkiisa, \u00a0qabiilkiisa \u00a0ayuu ku kalsoon yahay, asagaa hogaamiya u ah, asaagaa ayuu wax kasto ka hor mariyaa, wax kasto ka dhageystaa, hadii la xumeeyo dhiigiisa u huraa, iyo maalkiiisa,\u00a0 xataa diinta aan sheeganayno ee Islaamka ah\u00a0 sida \u00a0qabiilka ayaa ka xoog badan.\u00a0\u00a0 Sida Somalida ku maahmaahday, “Qabiilkaaga iyo maradaada lagama dhex baxo”.\u00a0 <\/strong>Sidaa darteed xagee laga helaa dad daacad u ah Waddankooda Somalida?<\/p>\n

Laakiin, naxriista Alla yaan laga quursan, qof keliya oo daacad ah, ayaa ummad dhan badbaadin karo, waase hadii uu uu hogaanka Alla noogu dhiibo.\u00a0\u00a0 Xaaladdase ma ahan mid indho fiican leh, waa mid u muuqato arin meel xun ku socoto.\u00a0 Markaa inta sanamka \u201d Qabiilkeyga<\/strong>\u201d\u00a0 kooxo burburiso la helaayo, xaalka Somalida\u00a0 waa adkaanayaa 20 sano ee soo socoto.<\/p>\n

Soomaali, waxaa badbaadin karo waa hogaamiye daacad ah, oo ay u jeedadiisa keliay tahay in la badbaayio Waddankii la dhii jiray Jamhuuriyadda Somalia.\u00a0 Somalida ma badbaadin karo,\u00a0 hogaamiye, koox, qabiil iyo dano gaar ah ku howlan.<\/p>\n

 <\/p>\n

Abdi sheeq<\/p>\n

koonfurgalbeed@hotmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Su\u2019aasha maanta dad badan ay isweydiinayaan waxay\u00a0 tahay, yaa u maqan Wadankii la dhihi jiray Jamhuuriyadda Somaliya ?\u00a0\u00a0 Cid kasto waxa ay rabtaa in ay burburiyso wadankii la dhihi jiray Jamhuuriyadda Somalida.\u00a0 Labatanka\u00a0 sano ee soo socda, waxaa laga yaabaa in arinta hadii ay\u00a0 sidaan\u00a0 ku sii socoto ay khatar ku jirto jiritaanka Wadanka iyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4T6","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18792"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18792"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18792\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}