{"id":18788,"date":"2015-01-18T15:10:51","date_gmt":"2015-01-18T15:10:51","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18788"},"modified":"2015-01-18T15:10:51","modified_gmt":"2015-01-18T15:10:51","slug":"daawo-barnaamijkii-xog-waran-oo-looga-doodayey-qaabka-dowlada-ku-socoto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/18\/daawo-barnaamijkii-xog-waran-oo-looga-doodayey-qaabka-dowlada-ku-socoto\/","title":{"rendered":"Daawo:- Barnaamijkii Xog Waran oo Looga Doodayey Qaabka Dowlada Ku Socoto"},"content":{"rendered":"

\"kalsan\"<\/a>Doodo aad u balaaran ayaa mar walba lagu qabtaa telefishinada somalida ee ka howl gala dalka ingiriiska barnaamijyadaas mid ka amid ah ayaa telefishinka Kalsan waxaa uu u qabtey\u00a0Agaasimaha Warbaahinta Ishabaydhaba Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Ex- Wasiir Ku-xigeenkii Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire ayagoo isla gorfeynayey qaabka ay socdaan howlaha dallka soomaaliya doodiina sida ayey u dhacdey.<\/p>\n