{"id":18738,"date":"2015-01-16T02:09:39","date_gmt":"2015-01-16T02:09:39","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18738"},"modified":"2015-01-16T02:09:39","modified_gmt":"2015-01-16T02:09:39","slug":"dhegayso-afhayeenka-kg-6gobol-shariif-waa-balanlaawe-kheer-laawa-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/16\/dhegayso-afhayeenka-kg-6gobol-shariif-waa-balanlaawe-kheer-laawa-ah\/","title":{"rendered":"Dhegayso..Afhayeenka K\/G 6Gobol “Shariif waa Balanlaawe Kheer laawa ah”"},"content":{"rendered":"

\"ugaas<\/a>Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed \u00a06Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in hada wixii ka danbeeya ayan wax heshiis ah ka dhexey iyaga iyo Shariifka maadaama uu Shariifku dhamaan hareer maray waxa ay ku balameen<\/p>\n

Sidoo kale ayaa ugaasku sheegay in Shariif \u00a0aanu lahayn wax Balan ah isla markaana uu yahay Kheer laawe.<\/p>\n

Hadalkan Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed \u00a06Gobol Ugaas\u00a0Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo saacadihii lasoo dhaafay uu is\u00a0casilay Afhayeenkii Maamulka Shariif Siyaad Sheekh Daahir.<\/p>\n

Halkan ka dhegayso\u00a0Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed \u00a06Gobol Ugaas\u00a0Maxamuud Ugaas NuurCodka Afhayeenka<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed \u00a06Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in hada wixii ka danbeeya ayan wax heshiis ah ka dhexey iyaga iyo Shariifka maadaama uu Shariifku dhamaan hareer maray waxa ay ku balameen Sidoo kale ayaa ugaasku sheegay in Shariif \u00a0aanu lahayn wax Balan ah isla markaana uu yahay Kheer […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4Se","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18738"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18738"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18738\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}