{"id":18705,"date":"2015-01-13T16:09:22","date_gmt":"2015-01-13T16:09:22","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18705"},"modified":"2015-01-13T16:09:22","modified_gmt":"2015-01-13T16:09:22","slug":"dhegayso-caruurta-buurdhuubo-oo-u-laanaya-cudurka-jadeecada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/01\/13\/dhegayso-caruurta-buurdhuubo-oo-u-laanaya-cudurka-jadeecada\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Caruurta Buurdhuubo oo u la’anaya cudurka Jadeecada"},"content":{"rendered":"
\"jadeeco\"<\/a>Todobo ruux oo shan ka mid ah ay yihiin Caruur da,dooda ay u dhaxeyso 5sanoilaa Hal sano jir ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey inay Cudurka Jadeecada \u00a0ugu dhinteen Nawaaxiga Tuulada Saabley oo Buurdhuubo u jirta 15km,halka ilaa 42 Qofna ay la liitaan Xanuunkaasi oo maalmahii ugu dambeeyey si weyn looga dareemay degmadaasi.<\/div>\n
<\/div>\n
Degmadaan ayaa muddo 10 bilood ah go\u2019doon ka ahayd dhammaan degmooyinka Gobolka Gedo,iyadoo caruurta dhimatey ay da,dooda ka hooseyso ilaa 7 sanno jir ah,halka dadka waaweyna da,doodu ay u dhaxeyso 20 ilaa 18 sanno jir,dhamaan dadkaasi ayaa waxay ka soo kala jeedaan Qoysas reer miyi ah.<\/div>\n
<\/div>\n
Xaaji Ladane Ismaaciil oo ah Gudoomiyaha Gudiga Caafimaadka degmada Buurdhuubo oo la hadlayey Radiyaha Wadajir ayaa sheegay dhimashada caruurtani iyo dadka kale \u00a0in ay sabab u tahay \u00a0adeegii caafimaadka deegaanka oo meesha ka baxay mudo ka badan ilaa Tobon bilood Colaadaha,Barakaca iyo wadooyinka oo xiran dartood<\/div>\n
<\/div>\n
Halkan ka dhegaysoCaruur<\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Todobo ruux oo shan ka mid ah ay yihiin Caruur da,dooda ay u dhaxeyso 5sanoilaa Hal sano jir ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey inay Cudurka Jadeecada \u00a0ugu dhinteen Nawaaxiga Tuulada Saabley oo Buurdhuubo u jirta 15km,halka ilaa 42 Qofna ay la liitaan Xanuunkaasi oo maalmahii ugu dambeeyey si weyn looga dareemay degmadaasi. Degmadaan ayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4RH","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18705"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18705"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18705\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}