{"id":18466,"date":"2014-12-30T13:06:07","date_gmt":"2014-12-30T13:06:07","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18466"},"modified":"2014-12-30T13:06:07","modified_gmt":"2014-12-30T13:06:07","slug":"diyaaradaha-dorooniska-mareykanka-oo-xaley-duqeyn-ka-galeystey-jubada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/12\/30\/diyaaradaha-dorooniska-mareykanka-oo-xaley-duqeyn-ka-galeystey-jubada-dhexe\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Dorooniska Mareykanka oo Xaley Duqeyn Ka Galeystey Jubada Dhexe"},"content":{"rendered":"

\"UN-Drones-\"<\/a>Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqemo cirka ka fuliyay deegaan ku dhow degmada Saakow oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kaasoo ah mid ay gabi ahaantiis gacnta ku hayso Al-shabaab.<\/p>\n

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ay maqleen qaraxyo waa-weyn oo ahaa duqeymo diyaaradeed, iyadoo duqeynta ay ka dhacday deegaanka Jawaarey oo ku dhow degmada Saakow.<\/p>\n

Ilo-wareedyo qarsoon ayaa sheegay in duqeynta lagu beegsaday sarkaal sare oo Xarakada Al-shabaab ka tirsan, inkastoo aan magaciisa la sheegin, sidoo kalena lama oga khasaaraha ka dhashay duqeyntan.<\/p>\n

Sidoo kale, wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa iyana ku xustay\u00a0 war kooban oo ay soo saartay in weerarkaas uu jiro, balse weli qiimeyn ku hayaan sidii ay wax u dhaceen.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqemo cirka ka fuliyay deegaan ku dhow degmada Saakow oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kaasoo ah mid ay gabi ahaantiis gacnta ku hayso Al-shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ay maqleen qaraxyo waa-weyn oo ahaa duqeymo diyaaradeed, iyadoo duqeynta ay ka dhacday deegaanka Jawaarey oo ku dhow […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4NQ","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18466"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18466"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18466\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}