{"id":18355,"date":"2014-12-26T04:05:23","date_gmt":"2014-12-26T04:05:23","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18355"},"modified":"2014-12-26T04:05:23","modified_gmt":"2014-12-26T04:05:23","slug":"daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/12\/26\/daawo-jaaliyada-digil-iyo-mirifle-atlanta-oo-kulmay\/","title":{"rendered":"Daawo… Jaaliyada Digil iyo Mirifle Atlanta oo Kulmay"},"content":{"rendered":"

\"\"<\/a>Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen jaaliyada Qawmiyada Digil iyo Mirifle ee magaalada Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan ayaa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 12\/25\/2014 ka dhacay isla magaaladan Atlanta.<\/p>\n

Kulankan oo ahaa kulan loogu gogol xaarayay sidii dadka ku abtirsada Qawmiyada Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan magaalada Atlanta ay u yeelan lahaayeen Urur mideeya isla markaana wax ka qabta baahida Qawmiyada gaar ahaan kuwooda ku nool gobolkan Georgia magaalooyinkiisa si gaar ahna caasimada magaaladan Atlanta.<\/p>\n

Kulankan oo ay ka qaybgaleen waxgaradka Qawmiyada Digil iyo Mirifle ayaa waxaa lagu lafa guray guud ahaan sidii la isugu xiri lahaa qaybaha kala gedisan ee Jaaliyada iyo weliba sidii loosii wadi lahaa howlaha ku aadan isu soo ururinta Qawmiyada.<\/p>\n

Guud ahaan waxgaradkii ka hadlay ayaa waxay hoosta ka xariiqeen in kulankan loo baahnaa inuu horay u qabsoomo hadana ay tahay weli waqti haboon in guud ahaan la mideeyo Jaaliyada si loo gaaro hadafka guud ee ah jaaliyad midaysan kuna qotonta wax qabad iyo weliba in aan wax la wadaagno ummad weynta Mareynkan oo aan qaybta ka nahay.<\/p>\n

Kulanka intii uu sodcay ayaa waxaa lagu doortay gudi maamula Jaaliyada oo ka kooban Gudoomiye,Sedex gudoomiye xigeen iyo lix xubnood waxayna xilkan hayn doonaan mudo Sanad ah oo ka bilaabmi doonta maanta oo taariikhdu tahay 12\/25\/2014.<\/p>\n

Gabagabadii kulanka waxaa soo xiray gudoomiyaha ladoortay iyo gudigii Sagaalka Xubnood ahaa iyagoo intabana sheegeen inay si hufan ugu shaqayn doonaan Jaaliyada isla markaana ay guntiga u xiran doonaan baadi goobka iyo isusoo dumida dhamaan dadka ku Abtirsada Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan gobolkan Georgia gaar ahaan magaalada Atlanta.<\/p>\n

[slideshow_deploy id=’18356′]<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen jaaliyada Qawmiyada Digil iyo Mirifle ee magaalada Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan ayaa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 12\/25\/2014 ka dhacay isla magaaladan Atlanta. Kulankan oo ahaa kulan loogu gogol xaarayay sidii dadka ku abtirsada Qawmiyada Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan magaalada Atlanta ay u yeelan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4M3","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18355"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18355"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18355\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}