{"id":18309,"date":"2014-12-24T13:11:05","date_gmt":"2014-12-24T13:11:05","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18309"},"modified":"2014-12-24T13:11:05","modified_gmt":"2014-12-24T13:11:05","slug":"dhegeyso-gudoomiyihii-he-ee-gobolka-banaadir-mudane-maxamuud-axmed-nuur-tarsan-oo-sheegey-in-ethiopia-ay-qatar-ku-tahay-qaranimada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/12\/24\/dhegeyso-gudoomiyihii-he-ee-gobolka-banaadir-mudane-maxamuud-axmed-nuur-tarsan-oo-sheegey-in-ethiopia-ay-qatar-ku-tahay-qaranimada-somaliya\/","title":{"rendered":"Dhegeyso:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Sheegey In Ethiopia ay Qatar Ku Tahay Qaranimada Somaliya"},"content":{"rendered":"

\"tarsan\"<\/a>Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir hadana ah gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadley warbaahinta isagoo ku Sugan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegey ineysan habooneyn in ciidamada Ethiopia la geeyo Jubba.<\/p>\n

Tarsan ayaa walaac ka muujiyay in Ciidamada Ethiopia la geeyo Magaalada Kismaayo waxa uuna sheegay in aysan habooneyn in Ciidamada Ethiopia ay ka howlgalaan Guud ahaan Gobolada Jubooyinka.<\/p>\n

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay wanaagsan tahay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya la geeyo Magaalada Kismayo si ay u buuxiyaan Booska ay baneeyen Ciidamada Siera Leon isla markaana ay awood u leeyihiin in ay buuxiyaan Booskaasi.<\/p>\n

Hadaladisiina waxaa ka mid ahaa.<\/p>\n

 <\/p>\n

Taarzan<\/a><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Taarzan mobil<\/a><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir hadana ah gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadley warbaahinta isagoo ku Sugan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegey ineysan habooneyn in ciidamada Ethiopia la geeyo Jubba. Tarsan ayaa walaac ka muujiyay in Ciidamada Ethiopia la geeyo Magaalada Kismaayo waxa uuna sheegay in aysan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4Lj","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18309"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18309"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18309\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}